{"id":475823,"date":"2023-01-29T14:24:23","date_gmt":"2023-01-29T14:24:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475823"},"modified":"2023-01-29T14:25:31","modified_gmt":"2023-01-29T14:25:31","slug":"wasiir-al-cadaala-khawaarijta-awood-iyo-dhaqaaleba-waa-u-jabeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-al-cadaala-khawaarijta-awood-iyo-dhaqaaleba-waa-u-jabeen\/","title":{"rendered":"Wasiir Al-cadaala &#8220;Khawaarijta awood iyo dhaqaaleba waa u jabeen&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in dagaalka dhinaca dhaqaalaha ee Khawaarijta laga gaaray guulo waawayn, isaga oo ka mahadcelisay garab istaagga shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir Al-cadaala oo shir jaraa&#8217;id oo uu kaga warbixinayay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ayaa sheegay in lagu guulleystay dagaalka dhinacyada awooda, dhaqaalaha iyo fikirka.<\/p>\n<p>\u201cGuulo waa wayn ayaa laga gaaray dagaalka dhinaca dhaqaalaha, taasina waxaa laga dheehan karaa catowga ka soo yeeraya Khawaarijta Al-shabaab, jeebabkoodu waa marmeen\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa Shacabka Soomaaliyeed u caddeeyay in Khawaarijta awood ahaan iyo dhaqaale ahaanba jabeen, isla markaasna ay kaliya sugayaan sidii loo dhammeystiri lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in dagaalka dhinaca dhaqaalaha ee Khawaarijta laga gaaray guulo waawayn, isaga oo ka mahadcelisay garab istaagga shacabka Soomaaliyeed. Wasiir Al-cadaala oo shir jaraa&#8217;id oo uu kaga warbixinayay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ayaa sheegay in lagu guulleystay dagaalka dhinacyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":475825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475823","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475823"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475827,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475823\/revisions\/475827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}