{"id":475805,"date":"2023-01-29T11:23:02","date_gmt":"2023-01-29T11:23:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475805"},"modified":"2023-01-29T11:23:02","modified_gmt":"2023-01-29T11:23:02","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-hayadda-maareynta-oo-shir-guddoomiyay-shir-looga-hadlayay-arimaha-xasilinta-iyo-isku-xirka-gargaarka-binaadanimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-hayadda-maareynta-oo-shir-guddoomiyay-shir-looga-hadlayay-arimaha-xasilinta-iyo-isku-xirka-gargaarka-binaadanimada\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku Xigeenka Hay\u2019adda Maareynta oo shir guddoomiyay shir looga hadlayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin\u2019aadanimada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye ku Xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka(SoDMA) Dr Axmed Cabdi Adan ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin\u2019aadanimada.<span id=\"more-400156\"><\/span><\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay saraakiil Sar sare oo ka socday Hay\u2019addaha ka shaqeeyo arrimaha bin&#8217;aadanimada iyo kuwa deeq-bixiyaasha ah.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa sidoo kale ka qeyb-galay masuuliyiin ka socday wasaaradda Arrimaha gudah fedraalka iyo dibu hishiisiinta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-475808\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMMMMMMMMMMMMM-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"684\" height=\"296\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/c3fffb8f-3106-4a77-b126-3f886a612de4.jpg\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325863748_989726595333232_434535621448030016_n-1.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye ku Xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka(SoDMA) Dr Axmed Cabdi Adan ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin\u2019aadanimada. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay saraakiil Sar sare oo ka socday Hay\u2019addaha ka shaqeeyo arrimaha bin&#8217;aadanimada iyo kuwa deeq-bixiyaasha ah. Shirkan waxaa sidoo kale ka qeyb-galay masuuliyiin ka socday wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":475806,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475805","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475805","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475805"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475809,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475805\/revisions\/475809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}