{"id":475756,"date":"2023-01-29T06:26:17","date_gmt":"2023-01-29T06:26:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475756"},"modified":"2023-01-29T08:51:57","modified_gmt":"2023-01-29T08:51:57","slug":"wasiirka-shaqada-iyo-arrimha-bulshada-xfs-oo-ka-qeybgalay-shirka-golaha-wasiirada-arrimaha-bulshada-ee-jaamacadda-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-iyo-arrimha-bulshada-xfs-oo-ka-qeybgalay-shirka-golaha-wasiirada-arrimaha-bulshada-ee-jaamacadda-carabta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada iyo Arrimha Bulshada XFS oo ka qeybgalay Shirka Golaha Wasiirada Arrimaha Bulshada ee Jaamacadda Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xil. Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqa ku joogay Magaalada Dooxa ee Dalka Qatar\u00a0 ayaa halkaasi kaga qeybgalay Shirka Golaha Wasiirada Arrimaha Bulshada ee Jaamacadda Carabta<\/p>\n<p>Shirka waxaa diiradda lagu saaray arrimaha la xidhiidha cidhibtirka saboolnimada, daryeelka dadka baahiyaha gaar ka ah qaba \u00a0iyo horumarinta ilaalin iyo adkaysiga bulshada waxaana Gunaanadka shirka oo si guul ah ku soo idlaaday lagu dhisay Guddiga Fulinta ee Arrimaha Bulshada ee Jaamacadda Carabta oo ka kooban toddoba (7) dal oo Soomaaliya ka mid tahay.<\/p>\n<p>\u201cSharaf wayn ayay inoo tahay in aan ka mid noqono, dal ahaan, hoggaanka Golahan, oo ah Golaha lagu soo dejiyo barnaamijyada iyo ajendayaasha mudnaanta leh ee la xidhiidha Arrimaha Bulshada\u201d. Sidaa ayuu yiri wasiir Biixi Iimaan Cige<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale shir doceedyo la qaatay madaxda shirka ka qeyb gashay kuwaa oo ay kamid ahayeen Wasiirka Shaqada ee Dawlada Qatar, Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada ee Boqortooyada Sucuudiga, Wasiirka Arrimaha Bulshada ee Qatar, Wasiirka Arrimaha Bulshada ee Dalka Libya, Wasiirka Arrimaha Bulshada ee Yemen, Madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Dawladda Qatar kuwa oo ay ka wada hadleeyn iskaashiga\u00a0 arrimaha horumarinta Bulshada, shaqa abuurka, kobcinta awoodaha aadamah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-475757\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQAADA111111111111.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-475758\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SJJJJ.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-475759\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA6666-300x181.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"181\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA6666-300x181.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA6666-1024x617.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA6666-768x463.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA6666-696x420.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA6666-1068x644.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA6666-697x420.jpg 697w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA6666.jpg 1163w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-475760\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA44444-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA44444-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA44444-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA44444-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA44444-696x928.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA44444-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA44444-315x420.jpg 315w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHAQADA44444.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-475761\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333-300x160.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"160\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333-300x160.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333-1024x546.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333-768x409.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333-1536x819.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333-696x371.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333-1068x569.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333-788x420.jpg 788w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/SHQDA33333333.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xil. Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqa ku joogay Magaalada Dooxa ee Dalka Qatar\u00a0 ayaa halkaasi kaga qeybgalay Shirka Golaha Wasiirada Arrimaha Bulshada ee Jaamacadda Carabta Shirka waxaa diiradda lagu saaray arrimaha la xidhiidha cidhibtirka saboolnimada, daryeelka dadka baahiyaha gaar ka ah qaba \u00a0iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":475758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475756","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475756"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475784,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475756\/revisions\/475784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}