{"id":475745,"date":"2023-01-28T17:39:31","date_gmt":"2023-01-28T17:39:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475745"},"modified":"2023-01-28T17:39:31","modified_gmt":"2023-01-28T17:39:31","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-2-aad-ee-jubbaland-oo-gaaray-deegaanka-janaay-cabdalle-oo-laga-xorreeyay-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-2-aad-ee-jubbaland-oo-gaaray-deegaanka-janaay-cabdalle-oo-laga-xorreeyay-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland oo gaaray deegaanka Janaay Cabdalle oo laga xorreeyay Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweyne ku xigeenka 2-aad Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray jiida hore ee ay Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta JubbalandSoomaaliya\u00a0 ku suganyihiin ee deegaanka Janaa cabdalla ee Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<p>Wefdiga ayaa isugu jira Wasiirka Caafimadka Jubaland mudane Maxamed Oogle, Wasiir Howlaha Guud iyo Guryeenta Injineer Ismaciil Axmed Garas iyo Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Masuuliyiintan Ciidamada ku sugan furimaha hore ee dagaalka waxa ay gaarsiiyeen Daawooyin ay wasaarada Caafimadka ugu talagashay iney kaga qayb qaadato tageerida Ciidamada iyo xoolo nool oo iyagana loogu talagalay in loo qalo Ciidamada.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka Jubaland iyo masuuliyiintii kale ee la socotay ayaa la kulmay dadka deegaanka Janaa Cabdalla waxa ayna ka wareesteen xaaladda Deegaanka iyo joogitaanka Ciidamada, dadkii joogay Janaa Cabdalle ayaana ka mahad sheegtay\u00a0 Ciidamada oo si wanaagsan ula dhaqmay inta ay joogeen deegaankan, iyagoo ka codsaday masuuliyiinta Dowlada in baahiyaha deegaanka ay Dowlada daboosho.<\/p>\n<p>Deegaankan Jana Cabdalle ee laga saaray gacanta kooxaha khawaariijta ah waxaana uu 60 km u jiraa Magaalada Kismaayo, waana halbowlaha isku socodka kooxda ee Gobolada Jubaland iyo Wadanka Kenya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475746\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927351802.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927351802.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927351802-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927351802-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927351802-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475747\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927349633.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927349633.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927349633-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927349633-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927349633-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475748\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927347430.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927347430.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927347430-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927347430-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927347430-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475749\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927345228.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927345228.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927345228-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927345228-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1674927345228-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweyne ku xigeenka 2-aad Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray jiida hore ee ay Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta JubbalandSoomaaliya\u00a0 ku suganyihiin ee deegaanka Janaa cabdalla ee Gobolka Jubada Hoose. Wefdiga ayaa isugu jira Wasiirka Caafimadka Jubaland mudane Maxamed Oogle, Wasiir Howlaha Guud iyo Guryeenta Injineer Ismaciil Axmed Garas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":475749,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475745","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475750,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475745\/revisions\/475750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}