{"id":475727,"date":"2023-01-28T13:03:02","date_gmt":"2023-01-28T13:03:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475727"},"modified":"2023-01-28T14:07:20","modified_gmt":"2023-01-28T14:07:20","slug":"golaha-shacabka-oo-akhrinta-2-aad-marsiiyay-hindise-sharciyeedka-hayadda-sirdoonka-iyo-nabadsugidda-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-akhrinta-2-aad-marsiiyay-hindise-sharciyeedka-hayadda-sirdoonka-iyo-nabadsugidda-qaranka\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo akhrinta 2-aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hay&#8217;adda Sirdoonka\u00a0 iyo Nabad sugida Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka BJFS.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa; 1. Qeybinta Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay&#8217;adda Sirdoonka\u00a0 iyo Nabadsugidda Qaranka.<\/p>\n<p>Furitaanka Aayadaha Qur&#8217;aanka kariimka maanta waxaa xildhibaanada Golaha shacabka BJFS ka hor Aqriyay Sheekh Xasan Al-Waajidi oo kamid ahaa xubnaha culimadii ka qeybgalayay Shirka Culimada Soomaaliyeed ee dhawaan ku soo gabagaboobay magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa soo xiray kulanka maanta Asigoona xildhibaanada siiyay muddo 3 maalin ah in ay ku soo Aqiryaan Hindise Sharciyeedka Hay&#8217;adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee maanta loo qeybiyay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/327167776_494695646181597_3616795528167220019_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=J6sHeoG6hVoAX_kD2a5&amp;tn=FtW5J1A9KwhT9JuN&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfByhhTX5QR_IZIu44sB0QJ6A9sa7Gqkz5etFA8s2zfE7g&amp;oe=63DA69ED\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof, suud iyo qoraal\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/324929942_1252637625383630_6319593492976379212_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=uleGBm_rHXoAX9Zq99A&amp;_nc_oc=AQmEfZhB0yMWxb5U32wnZjP3soJBB25j2RLbamkncMa4ax0skb58Tdfe7pkaJbt7NIs&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfATLGncrDeaN6V47ycWdZ6rh9xKJgMcrIPSDKbeqd5sjw&amp;oe=63DA08A1\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad fadhiya, dad taagan iyo suud\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/325452046_563937832365407_5190046600574632512_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=9RHv8tQE-QgAX9wTz4c&amp;tn=FtW5J1A9KwhT9JuN&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfB47Ty1Zl0AJLkZsTABTEHI1nFJCIfN4rZJhfD4DXImzA&amp;oe=63D9F28F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan, dad taagan iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/325415318_1382080759314717_514699244466481996_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=KOA9dDQVU48AX-2AjBt&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfBsatScuOuKmDx5kWJd60azzL2Ic68Zf8wFnWC8kpPlEA&amp;oe=63D950CD\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad taagan iyo gudaha\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa; 1. Qeybinta Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay&#8217;adda Sirdoonka\u00a0 iyo Nabadsugidda Qaranka. Furitaanka Aayadaha Qur&#8217;aanka kariimka maanta waxaa xildhibaanada Golaha shacabka BJFS ka hor Aqriyay Sheekh Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":475728,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475727","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475727"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475730,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475727\/revisions\/475730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}