{"id":475726,"date":"2023-01-28T14:18:44","date_gmt":"2023-01-28T14:18:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475726"},"modified":"2023-01-28T14:23:42","modified_gmt":"2023-01-28T14:23:42","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-kulan-la-qaatay-qaar-kamid-ah-ergada-ka-qeyb-galaya-shirka-dib-u-heshiisiinta-k-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-kulan-la-qaatay-qaar-kamid-ah-ergada-ka-qeyb-galaya-shirka-dib-u-heshiisiinta-k-galbeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay qaar kamid ah ergada ka qeyb-galaya Shirka dib u heshiisiinta K\/galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay wafdiga ka socda Gobolka Bakool ee magalada Baydhabo u jooga ka qeyb galka Shirka Dib u Heshiisiinta Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdiga ka socda Gobolka Bakool ayaa kulankooda diiradda lagu saaray sidii loo suura-gelin lahaa guul ka gaarista Shirka Dib u Heshiisiinta KGS iyo inuu natiijo wanaagsan ku soo dhamaado shirka.<\/p>\n<p>Wafdiga oo isugu jiray odayaal dhaqameed, siyaasyiin iyo bulshada rayidka ayay Guddoomiyaha u sheegeen in ay garab taagan yihiin sidii shirkan loogu guuleysan lahaa isla-markaana degaannada looga xorreyn lahaa kooxda Khawaariijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/327894281_861596921561061_6400621498425917807_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=S1606JCSdr4AX8GsiZk&amp;tn=FtW5J1A9KwhT9JuN&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfC-yKkqLCB8QS_Ho0hJNUE1C208VAY4Zjb2TyY_2ECmEw&amp;oe=63DAA81B\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof, dad fadhiya iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/327928674_1137702116937039_428483224641178788_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=BIWxLNZP4qIAX8yCNo6&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfBTYXsXZipThmlj1MaxaMK0N-alAXVVkcPglMomKyYtEg&amp;oe=63DB10BA\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad fadhiya iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/327904124_940410846949589_4353823729149132630_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=v5d6Ab8I3CUAX8S4BC5&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCmR1SXNRTtbxnpR00EXM_r-4eD_0eZusvhadw7c5riqQ&amp;oe=63DB0D5F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof, dad fadhiya, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay wafdiga ka socda Gobolka Bakool ee magalada Baydhabo u jooga ka qeyb galka Shirka Dib u Heshiisiinta Koofur Galbeed. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdiga ka socda Gobolka Bakool ayaa kulankooda diiradda lagu saaray sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":475732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475726","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475726"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475726\/revisions\/475736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}