{"id":475678,"date":"2023-01-28T10:17:56","date_gmt":"2023-01-28T10:17:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475678"},"modified":"2023-01-28T10:17:56","modified_gmt":"2023-01-28T10:17:56","slug":"xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Aadan Isxaaq Xasan oo magaciisa afgarashada yahay (Jacfar) oo ka soo goostay Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Jacfar oo muddo 3-sano ka mid ahaa Khawaarijta ayaa u qaabilsanaa waxay ugu yeereen Jabhadaha, isagoona ka soo hawlgallay gobollada Baay, Bakool , iyo Jubbada Dhexe.<\/p>\n<p>Taliska Qeybta 60aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Aadan Isxaaq Xasan ku soo bandhigay magaalada Baydhabo, wuxuuna sababta ku kaliftay inuu Al-shabaab ka soo baxo ku sheegay in ay tahay dhibaatada ay habeen iyo maalin ku hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo ka been sheegida Diinta Islaamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475679\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327995053_1222586118349517_3134937722257119218_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327995053_1222586118349517_3134937722257119218_n.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327995053_1222586118349517_3134937722257119218_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327995053_1222586118349517_3134937722257119218_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327995053_1222586118349517_3134937722257119218_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327995053_1222586118349517_3134937722257119218_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327995053_1222586118349517_3134937722257119218_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Aadan Isxaaq Xasan oo magaciisa afgarashada yahay (Jacfar) oo ka soo goostay Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed. Jacfar oo muddo 3-sano ka mid ahaa Khawaarijta ayaa u qaabilsanaa waxay ugu yeereen Jabhadaha, isagoona ka soo hawlgallay gobollada Baay, Bakool , iyo Jubbada Dhexe. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":475679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475678","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475680,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475678\/revisions\/475680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}