{"id":475656,"date":"2023-01-28T07:40:38","date_gmt":"2023-01-28T07:40:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475656"},"modified":"2023-01-28T08:50:12","modified_gmt":"2023-01-28T08:50:12","slug":"xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-iyo-madaxa-eucap-som-oo-ka-wada-hadlay-daadejinta-arrimaha-cadaaladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-iyo-madaxa-eucap-som-oo-ka-wada-hadlay-daadejinta-arrimaha-cadaaladda\/","title":{"rendered":"Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo madaxa &#8220;EUCAP Soomaliya&#8221; oo ka wada hadlay daadejinta arrimaha cadaaladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay madaxa xafiiska EUCAP-SOM ee Soomaaliya Mr. Kauko Aaltoma.<\/p>\n<p>Labadda mas&#8217;uul ayaa ka wada hadlay sidii xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka iyo Xafiiska EUCAPSOM isaga kaashan lahaayeen kor u qaadidda, daadajinta iyo sidoo kale, helidda adeegyadda cadaaladda dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Mr Mr. Kauko Aaltoma ayaa isla gartay kor u qaadista qorshaha tayeynta xirfadaha shaqo ee howlwadeenadda xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Daadajinta adeegyada caddaaladeed iyo tayaynta xirfadda hawl wadeennada xeer ilaalinta ayaa ka mid ah hawlaha hortabinta u leh xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyadoo ujeeddadeedu tahay sidii shacabka loo gaar siin lahaa adeeg hufan, tayo leh oo loo siman yahay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475654\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.08.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.08.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.08-225x300.jpeg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.08-696x928.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.08-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475653\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.07.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.07.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.07-225x300.jpeg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.07-696x928.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-28-at-10.30.07-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay madaxa xafiiska EUCAP-SOM ee Soomaaliya Mr. Kauko Aaltoma. Labadda mas&#8217;uul ayaa ka wada hadlay sidii xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka iyo Xafiiska EUCAPSOM isaga kaashan lahaayeen kor u qaadidda, daadajinta iyo sidoo kale, helidda adeegyadda cadaaladda dalka. Sidoo kale, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":475653,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475656","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475656"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475671,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475656\/revisions\/475671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}