{"id":475609,"date":"2023-01-27T10:46:55","date_gmt":"2023-01-27T10:46:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475609"},"modified":"2023-01-27T10:46:55","modified_gmt":"2023-01-27T10:46:55","slug":"wafdi-ka-socda-heyadda-maareynta-masiibooyinka-iyo-qadar-oo-gaaray-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ka-socda-heyadda-maareynta-masiibooyinka-iyo-qadar-oo-gaaray-kismaayo\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Hey\u2019adda Maareynta Masiibooyinka iyo Qadar oo gaaray Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle iyo xunmo kale oo ka socday Hay\u2019adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo oo xarun u ah Dowlad Goboleedka \u00a0Jubbaland.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaasi ka socday Dowladda Federaalka iyo Dalka Qadar,waxaa magaaladaasi ku soo dhoweeyay Wasiiro katirsan Maamul Jubbland.<\/p>\n<p>Dhinacyadaasi ayaa si wadajir ah Magaalada Kismayo Kaga daahfuri doono mashuruuc gargaar raashin ah lagu gaarsiin doono 46,000 oo Qoys oo dalka gudahiisa ah.<\/p>\n<p>Dowlada Qatar ayaa kamid ah dalalka Carabta ee sida weyn taageerada ugu fidiya dadka Soomaaliyeed ee la daalaa-dhacaya waxyeelada abaaraha ee ka jira dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle iyo xunmo kale oo ka socday Hay\u2019adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo oo xarun u ah Dowlad Goboleedka \u00a0Jubbaland. Mas\u2019uuliyiintaasi ka socday Dowladda Federaalka iyo Dalka Qadar,waxaa magaaladaasi ku soo dhoweeyay Wasiiro katirsan Maamul Jubbland. Dhinacyadaasi ayaa si wadajir ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":475610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475609","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475611,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475609\/revisions\/475611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}