{"id":475588,"date":"2023-01-27T06:28:26","date_gmt":"2023-01-27T06:28:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475588"},"modified":"2023-01-27T06:29:10","modified_gmt":"2023-01-27T06:29:10","slug":"sraaiil-oo-weerar-xagga-cirka-ah-ku-qaadday-gaza-ka-dib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sraaiil-oo-weerar-xagga-cirka-ah-ku-qaadday-gaza-ka-dib\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo weerar xagga cirka ah ku qaadday Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa dhowr weerar oo xagga cirka ah ku qaaday marinka Gaza ee go\u2019doonsan maalin kadib markii ciidamada Israa\u2019iil ay xerada qaxootiga ee Jenin ku dileen sagaal falastiiniyiin ah \u00a0oo ay ku jirtay haweeney da\u2019 ah.<\/p>\n<p>Ilo dhanka ammaanka ah oo ku sugan Qaza ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Faransiiska in ay dhaceen 15 weerar saacadihii hore ee maanta.<\/p>\n<p>Goob joogayaal iyo warbaahinta gudaha ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa\u2019iil ay laba gantaal ku dhufteen bartilmaameedyo ku yaalla Qaza,kadib \u00a0diyaaradaha dagaalka ee Israa\u2019iil ayaa fuliyay afar qarax oo waaweyn.<\/p>\n<p>Ma jiraan warar degdeg ah oo ku saabsan khasaaraha, waxaana jira wax xoogaa degnaan taxaddar leh \u00a0oo ku soo laabatay Gaza subaxnimadii maanta, \u00a0ayuu yiri weriyaha Aljazeera Maram Humaid.<\/p>\n<p>Weerarada Israa\u2019iil ayaa daba socday ka dib markii laba gantaal lagu soo riday Israa\u2019iil saqdii dhexe ee xalay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa dhowr weerar oo xagga cirka ah ku qaaday marinka Gaza ee go\u2019doonsan maalin kadib markii ciidamada Israa\u2019iil ay xerada qaxootiga ee Jenin ku dileen sagaal falastiiniyiin ah \u00a0oo ay ku jirtay haweeney da\u2019 ah. Ilo dhanka ammaanka ah oo ku sugan Qaza ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Faransiiska in ay dhaceen 15 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":475589,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475588","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475588"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475592,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475588\/revisions\/475592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}