{"id":475574,"date":"2023-01-26T19:20:10","date_gmt":"2023-01-26T19:20:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475574"},"modified":"2023-01-26T19:20:10","modified_gmt":"2023-01-26T19:20:10","slug":"wasiirka-deegaanka-iyo-isbadalka-cimilada-xfs-oo-sheegtay-in-khawaarijta-ay-mustaqbal-laaan-dhigayaan-jiilalka-soo-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-deegaanka-iyo-isbadalka-cimilada-xfs-oo-sheegtay-in-khawaarijta-ay-mustaqbal-laaan-dhigayaan-jiilalka-soo-socda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS oo sheegtay in Khawaarijta ay Mustaqbal la\u2019aan dhigayaan Jiilalka soo socda."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Khadija Maxmed Al-Makhzumi oo sheegtay in Khawaarijta Al Shabaab ay Mustaqbal la\u2019aan dhigayaan Jiilalka soo socda.<\/p>\n<p>Wasiir Khadiija ayaa tiri \u201c15kii sano ee la soo dhaafay khawaarijtu waxay Jaridda Malaayiin Geed oo ay dhuxul u bedeleen kadibna u dhoofiyeen dalka dibaddiisa, si ay ugu maalgeliyaan dagaallada iyo qaraxyada ay ku laayaan shacabka, tallaabadan wuxuushnimada ah waxay lama degaan u rogtay dhul ballaaran oo markii hore keymo, Dhul-daaqsin iyo<br \/>\ndhul-beereed ahaa, lafdhabarna u ahaa wax soo saar dalka\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiir Khadiija Al-Makhzumi ayaa tilmaantay in ujeedka khawaarijtu uusan ku koobna dhibaateynta dadka hadda nool oo kaliya, balse ay mustaqbal la\u2019aan dhigayaan jiilalka soo socda, sidaas darteedna loo baahanyahay in aan u midowno iska xoreynta cadowga dadka iyo deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Khadija Maxmed Al-Makhzumi oo sheegtay in Khawaarijta Al Shabaab ay Mustaqbal la\u2019aan dhigayaan Jiilalka soo socda. Wasiir Khadiija ayaa tiri \u201c15kii sano ee la soo dhaafay khawaarijtu waxay Jaridda Malaayiin Geed oo ay dhuxul u bedeleen kadibna u dhoofiyeen dalka dibaddiisa, si ay ugu maalgeliyaan dagaallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":475575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475574","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475574"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475577,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475574\/revisions\/475577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}