{"id":475566,"date":"2023-01-26T19:16:22","date_gmt":"2023-01-26T19:16:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475566"},"modified":"2023-01-26T19:16:22","modified_gmt":"2023-01-26T19:16:22","slug":"xildhibaan-xuseen-iidow-waxaan-xoogga-saari-doonnaa-in-dalku-yeesho-dastuur-ay-dadka-soomaaliyeed-heshiis-ku-yihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-xuseen-iidow-waxaan-xoogga-saari-doonnaa-in-dalku-yeesho-dastuur-ay-dadka-soomaaliyeed-heshiis-ku-yihiin\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Xuseen Iidow &#8220;Waxaan xoogga saari doonnaa in dalku yeesho dastuur ay dadka Soomaaliyeed heshiis ku yihiin&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"x1swvt13 x1pi30zi xyamay9\">\n<div class=\"xjkvuk6\">\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xuseen Iidow, ayaa sheegay in Guddiga uu Xoogga Saari doono in dalka uu yeesho dastuur dadka Soomaaliyeed ay heshiis ku yihiin, isaggoo xusay in dib u eegis ay ku sameeyeen arrimaha masiiriga ah ee u baahan wada-tashi iyo wada-xaajood.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8220;Guddigu wuxuu xoogga saari doonaa in dalku yeesho dastuur ay dadka Soomaaliyeed heshiis ku yihiin, Waxaan shacabka u xaqiijinayaa inaan shaqeyn doonno dastuur loo dhan yahay, heshiis lagu yahay lana wada leeyahay.&#8221; ayuu yiri Mudane Xildhibaan Xuseen Iidow<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><a href=\"https:\/\/fb.watch\/iiytoNGj3-\/?mibextid=2Rb1fB\">https:\/\/fb.watch\/iiytoNGj3-\/?mibextid=2Rb1fB<\/a><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf x1n2onr6 xw7yly9 x1iyjqo2 x2lwn1j\">\n<div class=\"x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x1iyjqo2 x1ja2u2z x6ikm8r x10wlt62\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xuseen Iidow, ayaa sheegay in Guddiga uu Xoogga Saari doono in dalka uu yeesho dastuur dadka Soomaaliyeed ay heshiis ku yihiin, isaggoo xusay in dib u eegis ay ku sameeyeen arrimaha masiiriga ah ee u baahan wada-tashi iyo wada-xaajood. &#8220;Guddigu wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":475570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475566","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475571,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475566\/revisions\/475571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}