{"id":475346,"date":"2023-01-25T08:14:21","date_gmt":"2023-01-25T08:14:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475346"},"modified":"2023-01-25T08:14:21","modified_gmt":"2023-01-25T08:14:21","slug":"cabdisalaan-cumar-hadliye-oo-ka-hadlay-ahmiyadda-shirka-urur-goboleedka-aec-ee-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cabdisalaan-cumar-hadliye-oo-ka-hadlay-ahmiyadda-shirka-urur-goboleedka-aec-ee-ka-furmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Cabdisalaan Cumar Hadliye oo ka hadlay ahmiyadda shirka Urur goboleedka AEC ee ka furmay muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ergayga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee\u00a0 Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sharraxay ahmiyadda Shirka maanta ka furmay Muqdisho.<\/p>\n<p>Danjire, Hadliye ayaa sheegay in wadammada ka tirsan Ururkan in ay ku biirista Soomaaliya laftooda u tahay muhiim maaddaama aynu dalalkaasi ku leenahay ganacsiyo waaweyn iyo maalgashiyo, qaarkoodna ay ciidamo ka joogaan dalka dano badanna ay innaga dhexeeyaan.<\/p>\n<p>Danjire Hadliye ayaa sheegay inay Soomaaliya ka faa\u2019iidi doonto ganacsiga furan ee kala dhexeyn doona Ummad ku dhow Saddex boqol oo milyan oo ku nool bariga Afrika, iyagoo dhinaca kalana qeyb ka noqon doona la dagaallanka argagixisada oo haatanba dalka ka socda.<\/p>\n<p>Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sheegay in shan waddan oo Ururkan ka mid ahi aysan lahayn Bad, sidaa daraadeedna ay mustaqbalka isticmaali doonaan dekedaha Soomaaliya lana sameeyo waddooyin waaweyn iyo khad Tareen si ay badeecaduhu isaga kala gooshaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ergayga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee\u00a0 Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sharraxay ahmiyadda Shirka maanta ka furmay Muqdisho. Danjire, Hadliye ayaa sheegay in wadammada ka tirsan Ururkan in ay ku biirista Soomaaliya laftooda u tahay muhiim maaddaama aynu dalalkaasi ku leenahay ganacsiyo waaweyn iyo maalgashiyo, qaarkoodna ay ciidamo ka joogaan dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":475348,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475346","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475349,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475346\/revisions\/475349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}