{"id":475217,"date":"2023-01-24T10:38:44","date_gmt":"2023-01-24T10:38:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475217"},"modified":"2023-01-25T02:31:04","modified_gmt":"2023-01-25T02:31:04","slug":"maalinta-caalamiga-ah-ee-waxbarashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maalinta-caalamiga-ah-ee-waxbarashada\/","title":{"rendered":"Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada"},"content":{"rendered":"<p>Dalalka caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas\u2019uuliyad dadweyne.<\/p>\n<p>Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay 24-ka Janaayo inay tahay maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, iyadoo loo dabaaldegayo doorka waxbarashada ee nabadda iyo horumarka.<\/p>\n<p>\u201cHaddii aan la helin waxbarasho tayo leh oo loo siman yahay iyo fursadaha nolosha oo dhan, dal kasta kuma guuleysan doonaan inay gaaraan sinnaan iyo inay jabiyaan meertada faqriga ee ku habsaday malaayiin carruur, dhallinyaro iyo dad waaweyn\u201dayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay UNESCO.<\/p>\n<p>244 milyan oo carruur \u00a0ah ayaa ka maqan iskuullada, halka 771 milyan oo qaangaar ah ay \u00a0yihiin kuwa aan waxna akhriyin maanta.<\/p>\n<p>\u201cwaa wax aan la aqbali Karin in la waayo Xaqa ay caruurta iyo dhallinyaradu u uleeyihiin inay helaan waxbarasho\u201d ayaa lagu yiri warbixinta sanadkaan ee ay soo gudbiyeen maamulka hey\u2019adda qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada iyo tacliinta sare (UNESCO).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas\u2019uuliyad dadweyne. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay 24-ka Janaayo inay tahay maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, iyadoo loo dabaaldegayo doorka waxbarashada ee nabadda iyo horumarka. \u201cHaddii aan la helin waxbarasho tayo leh oo loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":475219,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,86],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475217","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-waxbarashada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475217"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475218,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475217\/revisions\/475218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475219"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}