{"id":475184,"date":"2023-01-24T09:07:29","date_gmt":"2023-01-24T09:07:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475184"},"modified":"2023-01-24T09:19:09","modified_gmt":"2023-01-24T09:19:09","slug":"wasiirka-isgaarsiinta-xfs-oo-ka-qeyb-galay-shirka-isgaarsiinta-jaamacadda-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-isgaarsiinta-xfs-oo-ka-qeyb-galay-shirka-isgaarsiinta-jaamacadda-carabta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo ka qeyb galay Shirka Isgaarsiinta Jaamacadda Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Magaalada Qaahira\u00a0 ee dalka Masar, waxaana Shirka ku wehlinaya Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka\u00a0 mudane Mustafa Yaasiin Sheekh.<\/p>\n<p>Shirka 26-aad ee Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Carbeed ayaa waxaa looga hadlay qoddobo ay ka mid ahaayeen adkeynta xiriirka iskaashi ee dhinaca Teknolojiyada ah ee dalalka Carabta, ansixinta istraatiijiyadda Carbeed ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, xoojinta addeegyda boostada, ganacsiga Elektronic-ga ah, hubinta amniga internet-ka iyo is-dhaafsiga khibradaha maamulka Teknolojiyada cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Magaalada Qaahira\u00a0 ee dalka Masar, waxaana Shirka ku wehlinaya Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka\u00a0 mudane Mustafa Yaasiin Sheekh. Shirka 26-aad ee Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Carbeed ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":475196,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475184","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475184"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475201,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475184\/revisions\/475201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475196"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}