{"id":475099,"date":"2023-01-23T12:04:22","date_gmt":"2023-01-23T12:04:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475099"},"modified":"2023-01-23T12:23:24","modified_gmt":"2023-01-23T12:23:24","slug":"ciidanka-xoogga-ayaa-dilay-40-xubnood-oo-ka-tirsanaa-khawaariijta-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-ayaa-dilay-40-xubnood-oo-ka-tirsanaa-khawaariijta-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga ayaa dilay 40 xubnood oo ka tirsanaa khawaariijta Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Xarardheere(SONNA):-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka beer-faarax oo dhanka waqooyiga kaga beegan degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug,iyagoo halkaas ku dilay 40 xubnood oo ka tirsanaa kooxda khawaariijta ah sida ay Saraakiisha Ciidanka Hoggaaminaysaa u xaqiijiyeen warbaahinta qaranka.<\/p>\n<p>Hawlgalkan oo ay iska kaashadeen Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeedda Caalamiga ah ayaa lagu dilay in ka badan 40 xubnood oo ka tirsanaa kooxda khawaariijta ee Al-shabaab,oo maalmihii u dambeeyey halkaas ku dhuumaalaysanayey,iyadoo deegaanka ay si buuxda hadda ula wareegeen Ciidanka Dowladda iyagoo ka wada baaritaano dheeri ah.<\/p>\n<p>Degmadda Xarardheere oo uu deegaanka beer-faarax ka tirsan yahay ayaa dhowaan laga xorreeyey kooxda khawaariinta Al-shabaab,iyadoo dhinaca kalena uu xawli ku socdo hawlgalka deegaanada gobolka Mudug looga sifaynayo haraadiga kooxa khawaariijta ee ku dhuumaalaysanaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarardheere(SONNA):-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka beer-faarax oo dhanka waqooyiga kaga beegan degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug,iyagoo halkaas ku dilay 40 xubnood oo ka tirsanaa kooxda khawaariijta ah sida ay Saraakiisha Ciidanka Hoggaaminaysaa u xaqiijiyeen warbaahinta qaranka. Hawlgalkan oo ay iska kaashadeen Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeedda Caalamiga ah ayaa lagu dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":475100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475099","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475099"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475102,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475099\/revisions\/475102"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}