{"id":475002,"date":"2023-01-22T13:46:47","date_gmt":"2023-01-22T13:46:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475002"},"modified":"2023-01-22T13:46:47","modified_gmt":"2023-01-22T13:46:47","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-kormeeray-wasaaradda-ganacsiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-kormeeray-wasaaradda-ganacsiga\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeenka XFS oo kormeeray Wasaaradda Ganacsiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Salah Ahmed Jama ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xaruunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeenka ayaa u kuur-galaayey hawlaha shaqo ee baaxadda leh ee Wasaaraddu ay u hayso shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa Ra\u2019iisal Wasaare ku xigeenka dalka uu warbixin ka siiyey hawlaha shaqo ee Wasaaradda, qorsheyaasha horumarinta Ganacsiga, Warshadaha iyo Maal-gashiga, iyo guud ahaan dedaalada ay sameeyeen, iyo caqabadaha jira inta ba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Salah Ahmed Jama ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xaruunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeenka ayaa u kuur-galaayey hawlaha shaqo ee baaxadda leh ee Wasaaraddu ay u hayso shacabka Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa Ra\u2019iisal Wasaare ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":475003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475002","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475004,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475002\/revisions\/475004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}