{"id":474907,"date":"2023-01-21T15:48:33","date_gmt":"2023-01-21T15:48:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474907"},"modified":"2023-01-21T15:49:57","modified_gmt":"2023-01-21T15:49:57","slug":"ciidamada-qaranka-oo-howlgal-ku-soo-qabtay-horjoogeyaal-ka-tirsan-khawaarijta-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-qaranka-oo-howlgal-ku-soo-qabtay-horjoogeyaal-ka-tirsan-khawaarijta-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Qaranka oo howlgal ku soo qabtay Horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ciidamada Qaranka oo kaashanaya dadka deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku soo dhigay Horjeegeyaal ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Horjoogeyaashan Khawaarijta ayaa ku dhumaaleysanayay duleedka iyo gudaha magaalada Ceel-dheer, halkaasi oo ay Ciidamada Qaranka ku soo qabteen howlgal ay sameeyeen.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaameysa howlgalka ayaa Horjoogeyaasha la soo qabtay magacyadooda ku sheegay Cabdirashiid Macalin Cali, Cabdi Gaanyaco, iyo Mascuud Cali Lugeey.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326785611_3431589893785549_2931437558466882447_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=NO9CaAIi36MAX8-Vi52&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBoXmAxlOqLC6hz4LteNtpGzJAiHxyWc1SD8H7KZ-QwsA&amp;oe=63D07119\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof iyo bannaanka\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326676553_5999540506778055_6875487479045543262_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=HhB69v7yCTwAX_2a96A&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAhTr3-MHQc3ZAFAn6C5Lv5fHtlUElAXNnx828zqLfiVQ&amp;oe=63D1D73F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof, Cunug iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326701081_708830600887331_4968093421688024617_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=ZSf1WNmyRzQAX8epbXj&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDYelQclQeNqK_JH6qHwXQ-LfjnESI0eNGp6r-thKqAJg&amp;oe=63D0CF84\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 11 qof, bannaanka iyo qoraal odhanaya 'ARMA BOY'\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ciidamada Qaranka oo kaashanaya dadka deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku soo dhigay Horjeegeyaal ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab. Horjoogeyaashan Khawaarijta ayaa ku dhumaaleysanayay duleedka iyo gudaha magaalada Ceel-dheer, halkaasi oo ay Ciidamada Qaranka ku soo qabteen howlgal ay sameeyeen. Saraakiisha hoggaameysa howlgalka ayaa Horjoogeyaasha la soo qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":474908,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474907","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474907"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474911,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474907\/revisions\/474911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}