{"id":474896,"date":"2023-01-21T14:40:17","date_gmt":"2023-01-21T14:40:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474896"},"modified":"2023-01-21T14:40:17","modified_gmt":"2023-01-21T14:40:17","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-ciidamada-qalabka-sida-ku-bogaadiyay-xoreynta-deegaanka-janaay-cabdalle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-ciidamada-qalabka-sida-ku-bogaadiyay-xoreynta-deegaanka-janaay-cabdalle\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo ciidamada qalabka sida ku bogaadiyay xoreynta deegaanka Janaay Cabdalle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Ciidamada Qalabka Sida ku boggaadiyay howlgalkii ay maanta ay Khawaarijta Al-shabaab kaga xoreeyeen deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in deegaanka laga xorreeyay Khawaarijta uu muhiim u yahay isku socodka deegaanno badan oo ka tirsan Maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>\u201cDowladda soomaaliya iyo shacabkeeduba waxay Alle uga mahadcelinayaan guulaha is xigxiga ee uu ku galladay iyo jabka ay gaarsiiyeen cadowga ummadda ee Khawaarijta.<\/p>\n<p>Halganka looga xoreynaayo dhammaan deegaannada fara-kutiriska ah ee ay Khawaarijtu ku suganyihiin wuu socon donaa ilaa aan dadkeenna iyo dalkeenaba aan ka dulqaadno heeryada cadowga\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul wasaare Xamse.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Ciidamada Qalabka Sida ku boggaadiyay howlgalkii ay maanta ay Khawaarijta Al-shabaab kaga xoreeyeen deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in deegaanka laga xorreeyay Khawaarijta uu muhiim u yahay isku socodka deegaanno badan oo ka tirsan Maamulka Jubbaland. \u201cDowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":474898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474896","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474900,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474896\/revisions\/474900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}