{"id":474892,"date":"2023-01-21T14:19:14","date_gmt":"2023-01-21T14:19:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474892"},"modified":"2023-01-21T14:20:18","modified_gmt":"2023-01-21T14:20:18","slug":"ku-simaha-raiisul-wasaaraha-xfs-oo-kormeeray-qaar-kamid-ah-xarruumaha-wasaaradaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-simaha-raiisul-wasaaraha-xfs-oo-kormeeray-qaar-kamid-ah-xarruumaha-wasaaradaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Ku simaha Ra&#8217;iisul wasaaraha XFS oo kormeeray qaar kamid ah xarruumaha Wasaaradaha Dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ahna ku simaha ra\u2019iisul wasaaraha ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Howlaha Guud, Dib U Dhiska iyo Guryeynta iyo Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ayaa mid-mid u kormeeray xafiisyada saddexda wasaaradood, isagoo kulamo la yeeshay madaxda iyo shaqaalaha kana dhagaystay qorshahooda sannadka cusub, waxaana dhinaca kale uu ku bogaadiyey shaqada baaxadda leh ee ay Qaranka u hayaan, isaga oo kula dardaarmay shaqaalaha inay laba jibaaraan shaqada ay ummadda u hayaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326273709_891604428562858_8259846217462000787_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=973b4a&amp;_nc_ohc=U3Ogci4oB7UAX_ZZqSs&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBF9Vjd8geHFie3hw0Aq5gHrMiLPElXmGIuii1soYc91g&amp;oe=63D18E39\" alt=\"Sawirka OPM Somalia.\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326870082_5915635595123877_225585680967173778_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=973b4a&amp;_nc_ohc=vWTPt7rEyIAAX8kvzYN&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDmNFmVPrQHguCTGFue8SB3-vwRooSq9gnEyvBW90UY5Q&amp;oe=63D1451B\" alt=\"Sawirka OPM Somalia.\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326820189_3526123744289106_1243412592497649844_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=973b4a&amp;_nc_ohc=JBgvmnqvm-UAX9GNhFr&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBGTikGJpL4WPZGgIey17FXzccm42iO7zy7_gqBKuCH4Q&amp;oe=63D19626\" alt=\"Sawirka OPM Somalia.\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ahna ku simaha ra\u2019iisul wasaaraha ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Howlaha Guud, Dib U Dhiska iyo Guryeynta iyo Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda. Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ayaa mid-mid u kormeeray xafiisyada saddexda wasaaradood, isagoo kulamo la yeeshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":474893,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474892","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474892"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474895,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474892\/revisions\/474895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}