{"id":474889,"date":"2023-01-21T13:59:12","date_gmt":"2023-01-21T13:59:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474889"},"modified":"2023-01-21T13:59:12","modified_gmt":"2023-01-21T13:59:12","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-la-kulmay-qeybaha-bulshada-koofur-galbeed-iyo-guddiga-farsamada-shirka-dib-u-heshiisiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-la-kulmay-qeybaha-bulshada-koofur-galbeed-iyo-guddiga-farsamada-shirka-dib-u-heshiisiinta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qeybaha bulshada Koofur Galbeed iyo Guddiga Farsamada  Shirka dib u heshiisiinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa kulamo kala duwan la qaatay guddi ay iska soo xuleen malaaqyada dhaqanka, guddiga farsamada shirka iyo culima&#8217;udiinka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay Guddiga Farsamada Shirka Dib-u-heshiisiinta Maamulka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga dooday qiimeynta iyo in baaritaan lagu soo sameeyo xal u helida dhacdooyinkii dhacay iyo xalinta caqabadaha kale ee taagan, iyadoo guddigu uu warbixintooda kusoo celin doonan Golaha Malaaqyada Dhaqanka, Guddiga Farsamada iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326784819_1564457687370464_1904531123461823591_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=8EmuL0Bk9DUAX-mUYDs&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfCdUpZQjVpD4zK3bUmodMKD-Ef4Ef2S4feeEv-ByCux5A&amp;oe=63D01BA4\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326783724_581963777277471_5692707107406589841_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=HH9XNPgHG1wAX_fwFsR&amp;tn=c0--iO5moKq0fTMr&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDVuIbXBcelozAk2zzIGGrVn0ZgPcfrI5LUVO-QX_qLRg&amp;oe=63D14B97\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326747219_489106003405028_2931490478956369011_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=TQ8cG0spNDAAX-QLkXL&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfB-ZTV2rc477qhvNfvRdDQNgs7M1zT7k6rylsHQGvLb_A&amp;oe=63D0B110\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 8 qof, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa kulamo kala duwan la qaatay guddi ay iska soo xuleen malaaqyada dhaqanka, guddiga farsamada shirka iyo culima&#8217;udiinka Koonfur Galbeed. Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay Guddiga Farsamada Shirka Dib-u-heshiisiinta Maamulka Koofur Galbeed. Kulanka ayaa waxaa looga dooday qiimeynta iyo in baaritaan lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":474888,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474889","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474889"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474891,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474889\/revisions\/474891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}