{"id":474817,"date":"2023-01-20T14:57:18","date_gmt":"2023-01-20T14:57:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474817"},"modified":"2023-01-20T14:57:18","modified_gmt":"2023-01-20T14:57:18","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-taliye-ku-xiggenka-danab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-taliye-ku-xiggenka-danab\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Taliye Ku-xiggenka Danab."},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyey geerida Saraakiisha iyo ciidanka ku shahiiday Galcad.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha ayaa xusay sida geesinimada iyo naf hurka ah ee ciidamadu ay u jabiyeen argagixisadii soo weerartay deegaanka, iyagoo u dhigay cashar lama ilaawaan ah oo muujinaya sida ay ugu diyaarsan yihiin ka hortagga dhagarta argagixisada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyey Taliye Kuxigeenkii Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan oo ku shahiiday weerarkan, waxa uuna Alle u weydiiyey Jannatul Firdowso isaga iyo dhammaan halyeeyada Ciidamada Qalabka Sida ee ku shahiiday jidda hore ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al-shabaab.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay guulaha isdaba-joogga ah ee dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka gaareen dagaalka argagixisada iyo xoreynta deegaannada, taas oo caddeyn u ah dhammaadka argagixisada Alshabaab iyo xaqiijinta Soomaaliya xor ka ah aragagixisada, dadkeeduna ay hiigsadaan horumar iyo nolol wanaagsan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">DHAMMAAD<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyey geerida Saraakiisha iyo ciidanka ku shahiiday Galcad. Madaxweynaha ayaa xusay sida geesinimada iyo naf hurka ah ee ciidamadu ay u jabiyeen argagixisadii soo weerartay deegaanka, iyagoo u dhigay cashar lama ilaawaan ah oo muujinaya sida ay ugu diyaarsan yihiin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":474818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474817","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474817","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474817"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474820,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474817\/revisions\/474820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}