{"id":474771,"date":"2023-01-20T09:28:00","date_gmt":"2023-01-20T09:28:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474771"},"modified":"2023-01-20T09:29:04","modified_gmt":"2023-01-20T09:29:04","slug":"qunsuliyadda-soomaaliya-ee-sacuudiga-oo-ka-qeybgalay-mahrajaan-sanadeed-ka-dhacay-jiddah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qunsuliyadda-soomaaliya-ee-sacuudiga-oo-ka-qeybgalay-mahrajaan-sanadeed-ka-dhacay-jiddah\/","title":{"rendered":"Maamulka Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sacuudiga \u00a0oo ka qeybgalay mahrajaan sanadeed ka dhacay Jiddah \u00a0\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Qunsuliyadda Soomaaliya ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa ka qeybgalay \u00a0mahrajaan sanadeed ka dhacay Magaalada Jiddah oo kagu soo bandhigayey Dhaqamada iyo caadooyinka 35 dal .<\/p>\n<p>Bandhigaan oo ay soo gudbiyeen ardayda wax ku barata Jaamacadda maalik Ibnu Cabdi Casiis ,waxaa kaloo ka qeybgalay maamulka Xarunta Jaamacaadda ee Jiddah, Amiirka Mandiqada Maka Al Mukarama iyo marti dharaf kale.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka Qunsuliyadda Soomaaliya Yuusuf Xasan Caddaan , la taliyaha Qunsuliyadda Cali Nuur Macalin iyo xubno kale oo ka socday Qunsuliyadda Somaaliya ayaa sidoo kale ka qeybgalay munaasabaddaasi sanadlaha ah.<\/p>\n<p>Qeybaha rdayda ee jaamacaddaasi ayaa munaasabaddaasi ku soo bandhigay dhaqamo iyo caadooyin ka tarjumaya dalalka islaamka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Qunsuliyadda Soomaaliya ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa ka qeybgalay \u00a0mahrajaan sanadeed ka dhacay Magaalada Jiddah oo kagu soo bandhigayey Dhaqamada iyo caadooyinka 35 dal . Bandhigaan oo ay soo gudbiyeen ardayda wax ku barata Jaamacadda maalik Ibnu Cabdi Casiis ,waxaa kaloo ka qeybgalay maamulka Xarunta Jaamacaadda ee Jiddah, Amiirka Mandiqada Maka Al Mukarama iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":474773,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474771","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474771"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474775,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474771\/revisions\/474775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}