{"id":474753,"date":"2023-01-20T06:34:36","date_gmt":"2023-01-20T06:34:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474753"},"modified":"2023-01-20T11:16:10","modified_gmt":"2023-01-20T11:16:10","slug":"khawaarijta-oo-saaka-lagu-jabiyay-weerar-ay-ku-qaadeen-galcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khawaarijta-oo-saaka-lagu-jabiyay-weerar-ay-ku-qaadeen-galcad\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dhalinyarada XFS: &#8220;Kacdoonka ka socda dalka waxaa qeyb weyn ku leh dhallinyarada \u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Bare oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xoogga ugu badan ee hoggaaminaya kacdoonada shacabka ee looga horjeedo khawaarijta ay rihiin dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira ciidamada iyo kuwa kale ee ku sugan deegaanada dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in ay lagama maarmaan tahay in laga faa\u2019ideysto awoodda dhallinyarada si ayuu \u00a0yiri dalka looga xoreeyo kooxaha khawaarijta oo jiialka cusub ee dhallinyarada u diiday in ay helaan waxbarasho iyo shaqo.<\/p>\n<p>Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Bare ayaa sheegay in qorshaha wasaaradda ay ku jiraan sidii dhallinyarada loogu fududeyn lahaa dhanka waxbarashada iyo abuuritaanka shaqooyin u qalma.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Bare oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xoogga ugu badan ee hoggaaminaya kacdoonada shacabka ee looga horjeedo khawaarijta ay rihiin dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira ciidamada iyo kuwa kale ee ku sugan deegaanada dalka. Wasiirka ayaa xusay in ay lagama maarmaan tahay in laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":474779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474753","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474753"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474781,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474753\/revisions\/474781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}