{"id":474659,"date":"2023-01-19T09:51:42","date_gmt":"2023-01-19T09:51:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474659"},"modified":"2023-01-19T09:56:04","modified_gmt":"2023-01-19T09:56:04","slug":"ciidanka-xoogga-ayaa-deegaanka-goof-gaduud-ku-dilay-20-xubnood-oo-ka-tirsanaa-khawaariijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-ayaa-deegaanka-goof-gaduud-ku-dilay-20-xubnood-oo-ka-tirsanaa-khawaariijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga ayaa Deegaanka Goof-guduud ku dilay 20 xubnood oo ka tirsanaa khawaariijta"},"content":{"rendered":"<p>Baay(SONNA):Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Goof-guduud ee gobolka Baay ku dilay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsanaa kooxda khawaariijta,sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyey wasiirka cadaaladda ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Xasan Cabdiqaadir oo ku sugan deegaanka.<\/p>\n<p>Hawlgalkan ayaa sida la xaqiijiyey lagu dilay laba Horjoogeyaal sar sare oo ka tirsanaa Khawaarijta,horjoogayaasha la dilay ayaa waxa ka mid ahaa horjoogihii madaxa sirdoonka u qaabilsanaa kooxda khawaariijta goboladda koonfurta iyo bartahama Soomaaliya,sidoo kale waxa ka mid ahaa madaxii hawlgelinta goboladda Baay iyo Bakool.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda Koonfur galbeed ayaa sidoo kale warbaahinta qaranka u xaqiijiyey in khawaariijta laga gubay Baabuur ciidan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa shalay ku dhawaaqay in hawlgalka dib u xorraynta dalka wejigiisa labaad ka bilaabi doono deegaanada dowlad goboleedka koonfur galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baay(SONNA):Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Goof-guduud ee gobolka Baay ku dilay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsanaa kooxda khawaariijta,sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyey wasiirka cadaaladda ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Xasan Cabdiqaadir oo ku sugan deegaanka. Hawlgalkan ayaa sida la xaqiijiyey lagu dilay laba Horjoogeyaal sar sare oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":474660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474659","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474659","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474659"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474665,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474659\/revisions\/474665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}