{"id":474498,"date":"2023-01-18T09:20:38","date_gmt":"2023-01-18T09:20:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474498"},"modified":"2023-01-18T10:47:25","modified_gmt":"2023-01-18T10:47:25","slug":"soomaaliya-iyo-imaaraat-ka-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dowladood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-imaaraat-ka-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dowladood\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Imaaraat-ka oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- La taliyaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ee arrimaha Carabta iyo Islaamka, Cumar Carab Ibraahim ayaa xarunta Safaaradda Imaaraat-ka ee Muqdisho kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraat-ka ee Soomaaliya mudane, Axmed Jumca Al-rumeythi.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa loona adkayn lahaa iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Dowladda Imaaraat-ka ayaa Soomaaliya ka taageerta arrimaha bini\u2019aaddan-nimada iyo dib u dhiska Ciidamada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- La taliyaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ee arrimaha Carabta iyo Islaamka, Cumar Carab Ibraahim ayaa xarunta Safaaradda Imaaraat-ka ee Muqdisho kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraat-ka ee Soomaaliya mudane, Axmed Jumca Al-rumeythi. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa loona adkayn lahaa iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee walaalaha ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":474502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474498","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474498"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474515,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474498\/revisions\/474515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}