{"id":474485,"date":"2023-01-18T08:03:43","date_gmt":"2023-01-18T08:03:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474485"},"modified":"2023-01-18T09:18:19","modified_gmt":"2023-01-18T09:18:19","slug":"atmis-oo-cxd-ugu-hambalyeeysay-xoreynta-magaalooyinka-ceeldheergalcad-iyo-xarardheere-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/atmis-oo-cxd-ugu-hambalyeeysay-xoreynta-magaalooyinka-ceeldheergalcad-iyo-xarardheere-ee-galmudug\/","title":{"rendered":"ATMIS oo CXD ugu hambalyeeysay xoreynta magaalooyinka Ceeldheer, Galcad iyo Xarardheere ee Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho \u2013(SONNA)- Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Maxamed Al-Amiin Souef ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed xoreynta magaalooyinka Ceeldheer, Xarardheere, Galcad iyo Xiindheere ee dowlad-goboleedka Galmudug ee shalay iyo maanta la xoreeyay.<\/p>\n<p>\u201cHowlgalka ATMIS waxa uu sii wadi doonaa in uu bixiyo taageerada loo baahan yahay si loo gaaro Soomaaliya ka caaggan argagixisanimada iyo falalka la xiriira\u201d, ayuu yiri Danjire Souef.<\/p>\n<p>\u201cAl-Shabaab waa ay jabeen waxaana annaga oo garabsaneyna walaalaheenna Soomaaliyeed sii wadi doonnaa in aan argagixisada khawaarijta ah ka saarno Soomaaliya si ay shacabku u helaan amni, xasillooni iyo nabad, kuwaas oo muhiim u ah horumarka bulsho iyo kan dhaqaaleba \u201d, ayuu yiri Danjire Souef.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-474487 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WAR-SAXAAFADEED.jpg\" alt=\"\" width=\"942\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WAR-SAXAAFADEED.jpg 942w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WAR-SAXAAFADEED-262x300.jpg 262w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WAR-SAXAAFADEED-893x1024.jpg 893w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WAR-SAXAAFADEED-768x881.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WAR-SAXAAFADEED-696x798.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WAR-SAXAAFADEED-366x420.jpg 366w\" sizes=\"auto, (max-width: 942px) 100vw, 942px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho \u2013(SONNA)- Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Maxamed Al-Amiin Souef ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed xoreynta magaalooyinka Ceeldheer, Xarardheere, Galcad iyo Xiindheere ee dowlad-goboleedka Galmudug ee shalay iyo maanta la xoreeyay. \u201cHowlgalka ATMIS waxa uu sii wadi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":474486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474485","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474485"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474491,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474485\/revisions\/474491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}