{"id":474420,"date":"2023-01-17T15:38:08","date_gmt":"2023-01-17T15:38:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474420"},"modified":"2023-01-17T15:38:08","modified_gmt":"2023-01-17T15:38:08","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-kormeer-ku-tagay-wasaaradda-qorsheynta-ayaa-faray-madaxda-wasaaradda-in-la-kordhiyo-adeegyada-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-kormeer-ku-tagay-wasaaradda-qorsheynta-ayaa-faray-madaxda-wasaaradda-in-la-kordhiyo-adeegyada-bulshada\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka XFS oo kormeer ku tagay wasaaradda qorsheynta ayaa faray madaxda wasaaradda in la kordhiyo adeegyada Bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaare ku xigeenka Dalka, ahna ku simaha Ra&#8217;iisul wasaaraha Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta booqday Xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana ku so dhaweeyay xarunta dhexe ee Wasaaradda wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) iyo mas\u2019uul kale oo ka tirsan wasaaradda Qorsheynta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare\u00a0 Ku-xigeenka ayaa Madaxda Wasaaradda ka dhegaystay warbixin ku aaddan shaqooyinka socda iyo howlaha baaxadda leh ee la qorsheeyay in sannadkaan 2023 la hirgaliyo.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa dhankiisa ra\u2019iisul wasaare ku Xigeenka la wadaagay adeegyada horumarinta u leh dalkeenna ee ay gacanta ku hayso Wasaaraddu, Sida horumarinta kaaabayasha dhaqaalaha dalka, gargaarka iyo xasilinta deeggannada laga saaray kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p>Dhanka kale, ra\u2019iisuk wasaare ku xigeen oo warbixin dheer ka dhaystay waaxyaha kala duwan ee wasaaradda iyo Hay\u2019adda Istaatiskada Qaranka ayaa soo jeedintiisa xoogga ku saaray sidii loo horumarin lahaa adeegga dowladnimada, loona\u00a0 gaari lahaa goobaha dhawaan la xorreeyay, waxaa kale oo uu hoosta ka xarriiqay, isla markaana soo jeediyay in la dar-dargeliyo Barnaamijyada xasilinta, lana dhaqangeliyo qorshayasha lagu horumarinayo dalkeenna.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ra&#8217;iisul Wasaare ku xigeenka ayaa soo jeediyay in la kordhiyo adeegyada Bulshada, si loo sameeyo isbeddel dhanka horumarinta Qaranka ah, loona fuliyo qorshayaasha Wasaaradda u degsan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-474421\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-2.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-2-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-2-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-474422\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-3.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-3-300x141.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-3-768x360.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-3-696x326.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.27-PM-3-896x420.jpeg 896w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-474423\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.28-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"646\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.28-PM.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.28-PM-300x189.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.28-PM-768x485.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.28-PM-696x439.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-17-at-6.14.28-PM-666x420.jpeg 666w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaare ku xigeenka Dalka, ahna ku simaha Ra&#8217;iisul wasaaraha Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta booqday Xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana ku so dhaweeyay xarunta dhexe ee Wasaaradda wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) iyo mas\u2019uul kale oo ka tirsan wasaaradda Qorsheynta. Ra\u2019iisul Wasaare\u00a0 Ku-xigeenka ayaa Madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":474423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[818],"class_list":{"0":"post-474420","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-kormeer-ku-tagay-wasaaradda-qorsheynta-ayaa-faray-madaxda-wasaaradda-in-la-kordhiyo-adeegyada-bulshada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474424,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474420\/revisions\/474424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}