{"id":474363,"date":"2023-01-17T10:27:43","date_gmt":"2023-01-17T10:27:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474363"},"modified":"2023-01-17T10:30:39","modified_gmt":"2023-01-17T10:30:39","slug":"raiisul-wasaarihii-hore-dalka-eng-maxamed-xuseen-rooble-oo-bogaadiyey-ciidanka-qaranka-iyo-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaarihii-hore-dalka-eng-maxamed-xuseen-rooble-oo-bogaadiyey-ciidanka-qaranka-iyo-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaarihii hore dalka oo bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xorreynayaan dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee dalka Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xorreeyeen\u00a0 degmooyinka Xarardheere,Galcad iyo Ceeldheer.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan bogaadin iyo hambalyo u dirayaa Ciidanka Qaranka iyo Shacabka Soomaaliyeed guulaha waaweyn ee ay ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee ay ugu danbaysay Xorraynta Xarardheere, Ceel Dheer iyo Galcad&#8221; ayuu yiri Eng Rooble.<\/p>\n<p>Waxaan sidoo kale bogaadinayaa Dowladda Federaalka ah oo muujisay dadaal dheeri ah iyo Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle&#8221; ayuu sii raaciyay Hadalkiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u soo jeedinayaa dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed in loo midoobo ciribtirka Khawaarijta Shabaab oo ah halista ugu wayn ee dalkeennu uu wajahayo.&#8221;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee dalka Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xorreeyeen\u00a0 degmooyinka Xarardheere,Galcad iyo Ceeldheer. &#8220;Waxaan bogaadin iyo hambalyo u dirayaa Ciidanka Qaranka iyo Shacabka Soomaaliyeed guulaha waaweyn ee ay ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee ay ugu danbaysay Xorraynta Xarardheere, Ceel Dheer iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":474364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474363","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474363"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474367,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474363\/revisions\/474367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}