{"id":474359,"date":"2023-01-17T10:20:10","date_gmt":"2023-01-17T10:20:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474359"},"modified":"2023-01-17T10:20:51","modified_gmt":"2023-01-17T10:20:51","slug":"wasiirka-ganacsiga-oo-maanta-hor-tegay-guddiga-dhaqaalaha-maaliyadda-ganacsiga-warshadaha-isgaarsiinta-iyo-dalxiiska-ee-aqalka-sare-ee-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-ganacsiga-oo-maanta-hor-tegay-guddiga-dhaqaalaha-maaliyadda-ganacsiga-warshadaha-isgaarsiinta-iyo-dalxiiska-ee-aqalka-sare-ee-bfs\/","title":{"rendered":"Wasiirka Ganacsiga oo  maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Cabdirashiid Xaji Cabdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BFS, waxaana uu uga war-bixiyey hawlaha shaqo ee Wasaaradda, qorshe hawleedka 2023, caqabadaha jira iyo guud ahaan waxyaabahii u qabsoonay sanadkii hore.<\/p>\n<p>Wasiirku, wuxu sidoo kale halkaas guddiga la wadaagay warbixinno ku saabsan horumarada laga sameeyey dhinacyada horumarinta Ganacsiga iyo Warshadaha, Maalgashiga, iyo weli ba sidoo kale hay\u2019adda tayo-dhowrka Soomaaliyeed. Isaga oo u gudbiyey liiska shuruucda iyo heshiisyada u qorsheysan inay u soo gudbiyaan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo ahmiyad weyn u leh horumarinta iyo fududeynta ganacsiga Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Cabdirashiid Xaji Cabdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BFS, waxaana uu uga war-bixiyey hawlaha shaqo ee Wasaaradda, qorshe hawleedka 2023, caqabadaha jira iyo guud ahaan waxyaabahii u qabsoonay sanadkii hore. Wasiirku, wuxu sidoo kale halkaas guddiga la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":474360,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474359","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474359"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474362,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474359\/revisions\/474362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}