{"id":474345,"date":"2023-01-17T08:56:52","date_gmt":"2023-01-17T08:56:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474345"},"modified":"2023-01-17T09:14:57","modified_gmt":"2023-01-17T09:14:57","slug":"madaxweyne-shariif-oo-bogaadiyay-dardarta-uu-ku-socdo-dagaalka-lagula-jira-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-shariif-oo-bogaadiyay-dardarta-uu-ku-socdo-dagaalka-lagula-jira-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore JFS Sheekh Shariif oo bogaadiyay dardarta uu ku socdo dagaalka lagula jira khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynihii hore ee JFS , Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay halganka Khawaarijta looga xoreeyay degmooyinka Ceel-dheer, Galcad iyo Xarardheere ee gobollada Mudug iyo Galgaduud, kuwaas oo 24 kii saac ee la soo dhaafay laga fara maroojiyay cadowgii ummadda ee muddo haystay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan bogaaadinayaa Ciidanka Xoogga Dalka iyo Dadka deegaanka oo ku guulaystay dib u xoraynta Galcad, Ceeldheer iyo Xarardheere&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Shariif.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif ayaa bulshada Soomaaliyeed ka codsaday inay sii wadaan garab istaagga xooggan ee ay u muujiyeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynihii hore ee JFS , Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay halganka Khawaarijta looga xoreeyay degmooyinka Ceel-dheer, Galcad iyo Xarardheere ee gobollada Mudug iyo Galgaduud, kuwaas oo 24 kii saac ee la soo dhaafay laga fara maroojiyay cadowgii ummadda ee muddo haystay. &#8220;Waxaan bogaaadinayaa Ciidanka Xoogga Dalka iyo Dadka deegaanka oo ku guulaystay dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":474347,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474345","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474345","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474345"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474357,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474345\/revisions\/474357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}