{"id":474323,"date":"2023-01-17T07:30:10","date_gmt":"2023-01-17T07:30:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474323"},"modified":"2023-01-17T07:30:41","modified_gmt":"2023-01-17T07:30:41","slug":"wasiirka-difaaca-xfs-waa-maalin-kale-oo-farxad-u-ah-shacabka-soomaaliyeed-jabna-u-ah-cadowga-khawaarijta-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-difaaca-xfs-waa-maalin-kale-oo-farxad-u-ah-shacabka-soomaaliyeed-jabna-u-ah-cadowga-khawaarijta-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka Difaaca XFS &#8220;waa maalin kale oo farxad u ah shacabka Soomaaliyeed, jabna u ah cadowga khawaarijta ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur \u00a0ayaa bogaadiyay xoreynta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, isagoo tilmaamay inay guushani farxad u tahay shacabka Soomaaliyeed jabna u tahay cadowga khawaarijta.<\/p>\n<p>&#8220;Waa maalin kale oo farxad u ah shacabka Soomaaliyeed, jabna u ah cadowga khawaarijta ah, waxaana la xorreeyay degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud&#8221;<\/p>\n<p>Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya ayaa Wiilasha la qalday ee khawaarijta ugu baaqay inay kasoo laabtaan waddada hoogga iyo ba\u2019a, isagoo dhanka kalena shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay u midoobaan la dagaallanka nabad-diidka.<\/p>\n<p>Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayuu si gaar ah ugu mahad celiyay doorkii ay ku lahaayeen dagaalka khawaarijta, wuxuuna maamulka ugu baaqay in goobihii la xoreeyay ay ka sameeyaan xasilin iyo dib u dejin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur \u00a0ayaa bogaadiyay xoreynta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, isagoo tilmaamay inay guushani farxad u tahay shacabka Soomaaliyeed jabna u tahay cadowga khawaarijta. &#8220;Waa maalin kale oo farxad u ah shacabka Soomaaliyeed, jabna u ah cadowga khawaarijta ah, waxaana la xorreeyay degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud&#8221; Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":474326,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474323","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474323","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474323"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474327,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474323\/revisions\/474327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}