{"id":474317,"date":"2023-01-17T06:31:02","date_gmt":"2023-01-17T06:31:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474317"},"modified":"2023-01-17T06:39:55","modified_gmt":"2023-01-17T06:39:55","slug":"ciidanka-xds-oo-la-wareegay-degmada-ceel-dheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-oo-la-wareegay-degmada-ceel-dheer\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS oo la wareegay degmada Ceel-dheer"},"content":{"rendered":"<p>Ceel-dheer-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga kacdoonka dadweynaha ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay inay Ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka la wareegeen degmada Ceel-dheer, kuna sii wajahan yihiin degaannadii ay u firxadeen khawaarijta.<\/p>\n<p>Shalay ayay ahayd markii Ciidanka xoogga, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanku ay khawaarijta nabad-diidku kala wareegeen degmada qadiimiga ah ee Xarar-dheere iyo Gal-cad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceel-dheer-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga kacdoonka dadweynaha ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay inay Ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka la wareegeen degmada Ceel-dheer, kuna sii wajahan yihiin degaannadii ay u firxadeen khawaarijta. Shalay ayay ahayd markii Ciidanka xoogga, Daraawiishta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":474318,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474317","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474317"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474322,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474317\/revisions\/474322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}