{"id":474201,"date":"2023-01-16T08:07:05","date_gmt":"2023-01-16T08:07:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474201"},"modified":"2023-01-16T15:38:24","modified_gmt":"2023-01-16T15:38:24","slug":"dumarka-soomaaliyeed-iyo-dowladnimada-maqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dumarka-soomaaliyeed-iyo-dowladnimada-maqaal\/","title":{"rendered":"Dumarka Soomaaliyeed iyo dowladnimada (maqaal)"},"content":{"rendered":"<p>Hanashada Xorriyadda Dumarka Soomaaliyeed waxay ka soo qaateen door aan la ilaabi Karin, waxayna u hureen Naftooda iyo Xoolahooda, iyagoo la garab joogay dhiirigalin, waana ay ku guuleysteen inay ka soo muuqdaan doorkii ay ku lahaayeen dowlanimadii lagu taamaayay sanadkii 1960-kii.<\/p>\n<p>Tan iyo burburkii dowladnimada, dumarka \u00a0Soomaaliyeed waxay tabar iyo taagba hayeen waxay\u00a0 isugu geeyeen taakuleynta dadkooda tabaaleeysnaa oo ay iyagu ugu horreeyeen.<\/p>\n<p>Xilligaasi way tabar darnaayeen oo taag ay ku joojiyaan tacadiyada dalka ka socdey ma aysan laheyn, balse waxay cod dheer ku diidanaayeen dhiigga ay qubayeen ragga Soomaaliyeed. waxay dareen hooyanimo ku lahaayeen \u201ctolaay oo tacab qasaarnay waxaa tabtaan na baday waa tiirkaan cuskaneynay\u201d, waxayna ka digayeen tog dheer oo qaranimadu ku dhacdo waxay ku baaqayeen tanaasul, tashi, talo iyo tubti toosneed oo lagu soo noqdaa, waxay ku taamayeen dowladnimo tis qaadd oo lagu tanaado,<\/p>\n<p>Maanta \u00a0oo \u00a0mar kale jidka dowladnimadi lagu tallaabsadey \u00a0dumarka Soomaliyeed waxay dowladdooda\u00a0 la garab taagan yihiin tabantaabo, \u00a0tootoosin, iyo taageeraba. waxay tusaale ka dhigteen taariikdi la soo maray, waxay ku dadaalayaan tuhunka dadka Soomaaliyeed soo kala dhex galay oo dhammaada, waxay la tacaalayaan tabaalooyinkii colaadaha qabiilka dhaliyeen, waxay tilmaamsadeen tartan dowladnimo iyo horumar la taaban karo.<\/p>\n<p>Sidoo kale dumarka Soomaaliyee waxay tabteeda hayaan \u00a0iney tirtiraan tiinka ku taagan dadkooda ee\u00a0 ka dhex baxay tabar-daradi iyo tasowgii ku dhacay qaranimadeenna, waxay tooshka ku bidhaamiyeen nacabka ku naaxay dhiigga ka tifiqda leh dadka Soomaaliyeed, waxay tageen furimaha iyagoo ku labisan maryaha macaweesta iyo kuwa ciiddanka, iyagoo muujinaya taageeradooda ku aadan kacdoonkan heerya tuurka ah ee lagula jiro cadowgan tabarta haatan la wiiqay.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Shiikh Mxamuud ku dhawaaqay dagaalka lagula jiro tiinkan garanwaaga ah ee tabta ka dhigtay dhabar ka toogashada shacabka Soomaaliyeed, \u00a0dumarka waxay taagnaayeen safafka hore ee kacdoonka bulsho, iyagoo sidii caadada u aheydba la garab taagnaa Qarankooda taakuleyn iyo taageero dhan kasta leh.<\/p>\n<p>Dumarka Soomaaliyeed waxay ku tartamayaan\u00a0 sidii ay ku noqon lahaayeen Xaawa taakada qarnigeeda; mid qori qaada iyo mid sahay iyo saad samaysaba.<\/p>\n<p>Ugu danbaytii waxaan Rabigeen ku tawakalaynaa in uu nagu taakuleeyo tir tiridda kuwa towxiidka ka been abuurtay ee tubti Islaamka ka leexday waxaana leenahay siduu Sayid Maxamed Cabdulle Xasan yiri:- Alle ha unaxariistee<\/p>\n<p>Ebow Nin goba baan ahoo guni rifaysaayee<\/p>\n<p>Ebow markaan gaylanay gulmiyow baqaanee<\/p>\n<p>Eebow anaa kaga gar lahee guushaa \u00a0I siiyee.<\/p>\n<p>Qallinka: <strong>Farduus Daahir Cabdiraxmaan\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hanashada Xorriyadda Dumarka Soomaaliyeed waxay ka soo qaateen door aan la ilaabi Karin, waxayna u hureen Naftooda iyo Xoolahooda, iyagoo la garab joogay dhiirigalin, waana ay ku guuleysteen inay ka soo muuqdaan doorkii ay ku lahaayeen dowlanimadii lagu taamaayay sanadkii 1960-kii. Tan iyo burburkii dowladnimada, dumarka \u00a0Soomaaliyeed waxay tabar iyo taagba hayeen waxay\u00a0 isugu geeyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":474203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,82],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474201","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-maqaallada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474201"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474300,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474201\/revisions\/474300"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}