{"id":474163,"date":"2023-01-15T17:42:27","date_gmt":"2023-01-15T17:42:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474163"},"modified":"2023-01-15T17:45:25","modified_gmt":"2023-01-15T17:45:25","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-2-aad-ee-golaha-shacabka-oo-shir-guddoomiyay-kulanka-guddiga-joogtada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-2-aad-ee-golaha-shacabka-oo-shir-guddoomiyay-kulanka-guddiga-joogtada\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshir \u201cAbshirow\u201d ayaa shir guddoomiyay kulanka 13aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay Hindise Sharciyeedka Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya iyo Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa go\u2019aamiyeen in labada Hindise Sharciyeed lagu soo daro ajendooyinka ugu soo horeeya ee Kulanka Guud ee Golaha Shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshir \u201cAbshirow\u201d ayaa shir guddoomiyay kulanka 13aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka. Kulanka ayaa looga hadlay Hindise Sharciyeedka Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya iyo Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed. Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa go\u2019aamiyeen in labada Hindise Sharciyeed lagu soo daro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":474164,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474163","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474163","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474163"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474169,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474163\/revisions\/474169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474164"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}