{"id":474136,"date":"2023-01-15T14:02:53","date_gmt":"2023-01-15T14:02:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474136"},"modified":"2023-01-15T14:02:53","modified_gmt":"2023-01-15T14:02:53","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-guddoomiyay-shirka-guddi-hoosaadka-tiirka-dhaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-guddoomiyay-shirka-guddi-hoosaadka-tiirka-dhaqaalaha\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shirka Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa soo bandhigay waxqabadkoodii iyo mashaariicda hir-galay sannadkii la soo dhaafay iyadoo la waafajinayo qorshaha Xukuumadda #DanQaran.<\/p>\n<p>Sidoo kale, guddiga ayaa shirka ku soo bandhigay qorshooyinka ay dejiyeen ee la xiriira mashaariicda horumarineed ee sannadka cusub la filayo in la fuliyo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa faray xubnaha Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha ee Xukuumadda in ay dardar geliyaan fulinta qorshooyinka laga sugayo sannadka 2023.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/325805479_5927656900635352_3223402747647800807_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=_JvmsHGQgrsAX-i9-m1&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCyc_pQceKSEF_MO-mEkJDFIUYVsU6ujfkoXh_b2-MRSQ&amp;oe=63C8EBC0\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/325856139_935765297775106_4811919672782694097_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=cEK_hwOTvm4AX_W8U9o&amp;tn=Dc_CRjUoOHKNfKiL&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCJx91lQNkim0VAmZDZyieIhx6gnvhFvzHB6Gvw118Z0g&amp;oe=63C90881\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 10 qof, dad fadhiya, dad taagan iyo gudaha\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/325485101_1068186254036508_5852379229926237832_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=qA4ruTDl2jcAX-Xtc-4&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfD5t6WPmzT_jBGTwn2boJYl44RLJSg3Za7bk9DtXmWncA&amp;oe=63C93101\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha. Guddiga ayaa soo bandhigay waxqabadkoodii iyo mashaariicda hir-galay sannadkii la soo dhaafay iyadoo la waafajinayo qorshaha Xukuumadda #DanQaran. Sidoo kale, guddiga ayaa shirka ku soo bandhigay qorshooyinka ay dejiyeen ee la xiriira mashaariicda horumarineed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":474137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474136","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474138,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474136\/revisions\/474138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}