{"id":474075,"date":"2023-01-15T08:14:44","date_gmt":"2023-01-15T08:14:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474075"},"modified":"2023-01-15T08:21:34","modified_gmt":"2023-01-15T08:21:34","slug":"diyaarad-sidday-72-ruux-oo-ku-burburtay-bartamaha-nepal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaarad-sidday-72-ruux-oo-ku-burburtay-bartamaha-nepal\/","title":{"rendered":"Diyaarad sidday 72 ruux oo ku burburtay\u00a0bartamaha Nepal"},"content":{"rendered":"<p>Diyaarad ay saarnaayeen 72 qof ayaa ku burburtay meel u dhow garoon diyaaradeed oo ku yaalla bartamaha dalka Nepal, waxaana la helay meydadka 40 qof, sida ay saraakiishu sheegeen.<\/p>\n<p>Diyaaradaasi \u00a0oo ka soo ambabaxday Magaalada Kathmandu ee Caasimadda Dalka Neebaal ayaa ku socotay magaalada loo dalxiis tago ee Pokhara ,waxayna \u00a0burburtay markii ay soo caga dhigatay wadada laamiga ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Pushpa Kamaal Dahal ayaa shir deg deg ah isugu yeeray golihiisa Wasiirada, wuxuuna ku booriyay hay\u2019adaha dowladda inay ka shaqeeyaan gurmadka.<\/p>\n<p>53 kamid ah dadka rakaabka ah ayaa la sheegay inay u dhasheen Nepal,waxaana dyaaradda saarnaa shan Hindi ah, afar Ruush ah iyo labo Kuuriyaan ah,iyadoo sidoo kale ay jireen dad rakaab ah oo ka yimid Ireland, Australia, Argentina iyo France iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Diyaaraddaasi oo nooceedu ahaa Yeti Airlines, \u00a0waxaa saarnaa 68 rakaab ah oo ay ku jiraan 15 ajaanib ah iyo afar shaqaale ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad ay saarnaayeen 72 qof ayaa ku burburtay meel u dhow garoon diyaaradeed oo ku yaalla bartamaha dalka Nepal, waxaana la helay meydadka 40 qof, sida ay saraakiishu sheegeen. Diyaaradaasi \u00a0oo ka soo ambabaxday Magaalada Kathmandu ee Caasimadda Dalka Neebaal ayaa ku socotay magaalada loo dalxiis tago ee Pokhara ,waxayna \u00a0burburtay markii ay soo caga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":474077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474075","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474075","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474075"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474085,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474075\/revisions\/474085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}