{"id":474052,"date":"2023-01-15T05:41:05","date_gmt":"2023-01-15T05:41:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=474052"},"modified":"2023-01-15T05:41:05","modified_gmt":"2023-01-15T05:41:05","slug":"wasiiru-dowalaha-wasaaradda-tamarta-iyo-kheyraadka-biyaha-oo-shir-kaga-qeyb-galaya-abu-dhabai","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowalaha-wasaaradda-tamarta-iyo-kheyraadka-biyaha-oo-shir-kaga-qeyb-galaya-abu-dhabai\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowalaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo shir kaga qeyb galaya Abu Dhabai"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galaya magaalada Abu Dhabai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay soo qaban qaabisay hay\u2019adda caalamiga ah ee International Renewable Energy Agency (IRENA), ayaa waxaa lagu falanqeeyay muhiimadda Tamarta iscusbooneeysiisa, sida ugu habboon oo looga faaiideeysan karo iyo weliba sida loola jaanqaadi karo geediga cusub ee dunidu uga guureeyso isticmaalka Matoorada iyo Tamarta ku dhisan noocyada Shidaalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa warbixin Ka siiyay Dowladaha iyo Hay&#8217;adahs caalamiga ah ee shirka ka soo qeyb galay heerka ay mareyso Soomaaliya ee arrimaha Tamarta (korontada), waana kulankii sadex iyo tobnaad ee golaha hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Shirweeynahaan oo socon doona illaa iyo 18 ka January 2023, ayaa lagu wadaa in laga soo saaro go\u2019aanno waa weyn oo dhaxalgal ah, kaas oo ku aadan hanaanka cusub ee dunida ugu guureyso tamarta laga dhaliyo qoraxda dabeeysha iyo Tamarta munaasabka la ah Bii&#8217;ada (Environmental friendly Energy)<\/p>\n<p>Dhanka kale, wafdi wasiirka ayaa kullamo doceedyo la qaatay madax ka kala socota Dowlado iyo weliba Hey&#8217;ado ka shaqeeya arrimaha Tamarta iyo qaababka loo hormariyo ee casriga ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-474053\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325427620_1201321703824886_6049419885907910199_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-474054\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325649755_892829458415531_5657806611355176718_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1020\" height=\"459\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325649755_892829458415531_5657806611355176718_n.jpg 1020w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325649755_892829458415531_5657806611355176718_n-300x135.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325649755_892829458415531_5657806611355176718_n-768x346.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325649755_892829458415531_5657806611355176718_n-696x313.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325649755_892829458415531_5657806611355176718_n-933x420.jpg 933w\" sizes=\"auto, (max-width: 1020px) 100vw, 1020px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galaya magaalada Abu Dhabai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay hay\u2019adda caalamiga ah ee International Renewable Energy Agency (IRENA), ayaa waxaa lagu falanqeeyay muhiimadda Tamarta iscusbooneeysiisa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":474053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-474052","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":474055,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474052\/revisions\/474055"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}