{"id":473976,"date":"2023-01-14T14:28:26","date_gmt":"2023-01-14T14:28:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473976"},"modified":"2023-01-14T14:43:58","modified_gmt":"2023-01-14T14:43:58","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-waraaqaha-danjirenimo-ka-guddoomay-safiirada-dalalka-faransiiska-netherlands-iyo-slovakia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-waraaqaha-danjirenimo-ka-guddoomay-safiirada-dalalka-faransiiska-netherlands-iyo-slovakia\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirada dalalka Faransiiska, Netherlands iyo Slovakia\u00a0\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka arrimaha dibadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta Nuqul ka mid ah waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Faransiiska H.E. Mr. Arnaud SUQUET,\u00a0 Boqortooyada Netherlands H.E. Mr. Maarten Brouwer\u00a0 iyo Jamhuuriyadda Slovakia\u00a0\u00a0\u00a0 H.E. Mrs. Katarina \u0179uffa Leligdonov\u00e0 oo dhammaantood ka tirsan Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa u rajeeyey Safiirrada cusub inay kaalin waxtar leh ka gaystaan kor u qaadidda xiriirka ka dhaxeeya dalkeenna iyo dalalka ay wakiilka ka yihiin.<\/p>\n<p>\u201cWadamo badan oo dunida ah ayaa danaynaya inay xiriir wanaagsan oo xagga diblumaasiyadda ah\u00a0 la yeeshaan waddankeenna maadaama uu ku yaallo goob Istiraatiiji ah, muhiimad sarena u leeyahay adduunka\u201d ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Abshir Cumar Jaamac.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sonna.so\/ar\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325301131_733387374632967_289606136701822482_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sonna.so\/ar\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325294822_1195467711344920_3421476273773802195_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sonna.so\/ar\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/325433409_1093314918125129_1732013275650599931_n.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka arrimaha dibadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta Nuqul ka mid ah waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Faransiiska H.E. Mr. Arnaud SUQUET,\u00a0 Boqortooyada Netherlands H.E. Mr. Maarten Brouwer\u00a0 iyo Jamhuuriyadda Slovakia\u00a0\u00a0\u00a0 H.E. Mrs. Katarina \u0179uffa Leligdonov\u00e0 oo dhammaantood ka tirsan Midowga Yurub. Wasiirka ayaa u rajeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":473977,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473976","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473976"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473988,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473976\/revisions\/473988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}