{"id":473841,"date":"2023-01-13T08:49:07","date_gmt":"2023-01-13T08:49:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473841"},"modified":"2023-01-13T08:49:07","modified_gmt":"2023-01-13T08:49:07","slug":"mid-kamid-ah-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-dowladda-ee-ku-sugan-buulo-burde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mid-kamid-ah-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-dowladda-ee-ku-sugan-buulo-burde\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan Buulo-burde"},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Xasan Qooreey oo ka mid ahaa kooxaha khawaa ayaa isu soo dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo ciidamada dowladda,isla markaana uu qeyb ka noqdo ciidanka la dagaalamaya khawaarijta.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Guddoomiyaha Degmada Bulo-burdeXasan Maxamed Cabdi ayaa sheegay in qof kasta oo ka soo laabta fikirka khawaarijta uu xaq u leeyahay in la soo dhoweeyo<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ku baaqay in laga faa\u2019ideydto fursadaha ay dowladdu ugu yaboohday dadka doonaya in ay ka soo baxaan khawaarujta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Xasan Qooreey oo ka mid ahaa kooxaha khawaa ayaa isu soo dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan. Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo ciidamada dowladda,isla markaana uu qeyb ka noqdo ciidanka la dagaalamaya khawaarijta. Dhinaca kale,Guddoomiyaha Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":473843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473841","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473841"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473842,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473841\/revisions\/473842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}