{"id":473836,"date":"2023-01-13T08:27:03","date_gmt":"2023-01-13T08:27:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473836"},"modified":"2023-01-13T08:27:43","modified_gmt":"2023-01-13T08:27:43","slug":"masuuiyoon-ka-tirsan-hirshabeelle-oo-booqday-cisbitaalka-degmada-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuiyoon-ka-tirsan-hirshabeelle-oo-booqday-cisbitaalka-degmada-balcad\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo booqday cisbitaalka Degmada Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Siraaji Sheikh Isaxaaq Cabdulle iyo xubno kale ayaa kormeer howled ku tagay xarunta Cisbitaalka Degmada Balcad ee Gobolka Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Wafdigaan oo ka joobnaa labada gole ee Hirshabeele,waxaa halkaasi ku soo dhoerryay Guddoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur oo ka warbixiyay xaaladda degmada iyo adeegyada ka jira cisbitaalka.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka Hirshabeelle iyo xubnihii kale ee booqday cisbitaalka,waxa ay ka warameen muhiimadda xaruntaasi iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in wax laga qabto baahiyaha guue ee ka jirta cisbitaalka.<\/p>\n<p>Madaxdaasi waxa ay u mahad celiyeen Hey;adda SYS,waxayna dhinacooda sheegeen in maamul ahaan ay wax badan u qaban doonaan bulshada degmadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Siraaji Sheikh Isaxaaq Cabdulle iyo xubno kale ayaa kormeer howled ku tagay xarunta Cisbitaalka Degmada Balcad ee Gobolka Sh\/Dhexe. Wafdigaan oo ka joobnaa labada gole ee Hirshabeele,waxaa halkaasi ku soo dhoerryay Guddoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur oo ka warbixiyay xaaladda degmada iyo adeegyada ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":473838,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473836","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473836"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473840,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473836\/revisions\/473840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}