{"id":473817,"date":"2023-01-13T06:32:40","date_gmt":"2023-01-13T06:32:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473817"},"modified":"2023-01-13T08:06:27","modified_gmt":"2023-01-13T08:06:27","slug":"mareykanka-oo-lacag-10-milyan-ah-ku-bixinaya-daba-galka-maxamuud-cabdi-aadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-lacag-10-milyan-ah-ku-bixinaya-daba-galka-maxamuud-cabdi-aadan\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo 10 milyan ku bixinaya dabagalka iyo soo qabashada Maxamuud Cabdi Aadan"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku yaboohday lacago abaal-marin ah oo dhan $10m,isla markaana la siinayo ciddii soo sheegta xog ku saabsan Maxamud Cabdi Aadan, oo lagu eedeyay in uu ka dambeeyay weerarkii 2019-kii lagu qaaday hotel iyo xafiisyo ku yaalla caasimadda Kenya ee Nairobi, sanadka 2019-ka.<\/p>\n<p>Maxamud Cabdi Aadan ayaa la sheegay in uu qeyb ka ahaa kooxdii qorsheysay weerarkii hotel DusitD2,kaas \u00a0oo sababay dhimashada 22 qof,waxaana weerarkaasi sheegatay Kooxda Al-Shabaab ee fadhigeedu yahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhowr qof oo lagu eedeeyay in ay doorar kala duwan ku lahaayeen weerarka ayaa la xiray, waxaana la soo taagay maxkamadmbalse ma jirto cid lagu xukumay eedeymaha la xiriira weerarka.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa sheegay in ninkaasi sidoo kale lala baadi goobayo kooxo kale oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab.<\/p>\n<p>Horaantii todobaadkan, Mareykanka ayaa $10m dul dhigay hogaamiyihii Al-Shabaab Macalin Ayman oo la tilmaamay in uu Kaalin ku lahaa weerarkii lagu qaaday saldhig ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamada Kenya iyo Mareykanka oo ku dhow xadka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maraykanka waa saaxiib muhiim ah oo ka qeybqaata howlgalka Midowga Afrika ee la dagaalanka Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku yaboohday lacago abaal-marin ah oo dhan $10m,isla markaana la siinayo ciddii soo sheegta xog ku saabsan Maxamud Cabdi Aadan, oo lagu eedeyay in uu ka dambeeyay weerarkii 2019-kii lagu qaaday hotel iyo xafiisyo ku yaalla caasimadda Kenya ee Nairobi, sanadka 2019-ka. Maxamud Cabdi Aadan ayaa la sheegay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":473835,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473817","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473817","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473817"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473822,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473817\/revisions\/473822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}