{"id":473756,"date":"2023-01-12T11:07:54","date_gmt":"2023-01-12T11:07:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473756"},"modified":"2023-01-12T11:07:54","modified_gmt":"2023-01-12T11:07:54","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-deegaanka-ceel-bacad-ee-gobolka-shabeellada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-deegaanka-ceel-bacad-ee-gobolka-shabeellada-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Ceel-bacad ee Gobolka Shabeellada Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya xoogaga difaaca shacabka ayaa howlgal qorsheysan kula la wareegay deegaanka Ceel-bacad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa warbaahinta u xaqiijiyey xorreynta Ceel-bacad oo dhaca xuduuda Hirshabeelle iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Jen. Caanood ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijiyay in khawaajijta oo ku soo jabay deeggaano badan, ogaana in guluf ciidan ku soo wajahan yahay inaysan ku hakan deegaanka Ceel-bacad, waxaana uu tilmaamay in ka hor ay shacabka dhibaato badan ku hayeen balse haatan laga dulqaaday.<\/p>\n<p>Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa shirkiisa jaraa&#8217;id ku sheegay in howlgaladdu ay si xowli ah u socdaan, lagana xorreynayo deeggaanka walba oo ay ku suggan yihiin kooxda khawaarijta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya xoogaga difaaca shacabka ayaa howlgal qorsheysan kula la wareegay deegaanka Ceel-bacad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa warbaahinta u xaqiijiyey xorreynta Ceel-bacad oo dhaca xuduuda Hirshabeelle iyo Galmudug. Jen. Caanood ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":473500,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[808],"class_list":{"0":"post-473756","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-deegaanka-ceel-bacad-ee-gobolka-shabeellada-dhexe"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473756"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473757,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473756\/revisions\/473757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}