{"id":473699,"date":"2023-01-12T07:14:30","date_gmt":"2023-01-12T07:14:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473699"},"modified":"2023-01-12T07:14:30","modified_gmt":"2023-01-12T07:14:30","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-booqday-safaaradda-soomaaliya-ee-qaahira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-booqday-safaaradda-soomaaliya-ee-qaahira\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Berri iyo xubno kale oo muhoom ah ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee fadhiheedu yahayy magaalada Qaahira ee Dalka MAsar.<\/p>\n<p>Booqashadaan oo la xiriirtay u kuur-galidda xaaladda iyo habsami-u-socodka howlaha safaaradda,waxa ay halkaasi warbixin kaga dhageysteen danjire Mudane Ilyaas Sheekh Cumar Abuu Bakar iyo shaqaalaha safaaradda.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamse oo hadlay soo dhoweynta kadib ayaa howlwadeennada safaaradda uga mahadceliyay dadaalka iyo waajibaadka qaran ee ay u hayaan dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha waxaa booqashadaasi ku wehlinaayey Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Absher Cumar, iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Berri iyo xubno kale oo muhoom ah ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee fadhiheedu yahayy magaalada Qaahira ee Dalka MAsar. Booqashadaan oo la xiriirtay u kuur-galidda xaaladda iyo habsami-u-socodka howlaha safaaradda,waxa ay halkaasi warbixin kaga dhageysteen danjire Mudane Ilyaas Sheekh Cumar Abuu Bakar iyo shaqaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":473712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473699","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473711,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473699\/revisions\/473711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}