{"id":473548,"date":"2023-01-11T07:15:59","date_gmt":"2023-01-11T07:15:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473548"},"modified":"2023-01-11T07:19:08","modified_gmt":"2023-01-11T07:19:08","slug":"raiisulwasaare-xamse-oo-la-kulmay-jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisulwasaare-xamse-oo-la-kulmay-jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisulwasaare Xamse oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa sheegay inuu rajeynayo in ay dib ugu soo laabtaan waddankooda oo nabad ah, si ay uga qayb qaataan dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p>Mudane Xamse ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa, wuxuuna uu xubnaha Jaaliyadda warbixin guud ka siiyay xaaladda dalka iyo barnaamijka ay waddo Xukuumadda Dan-Qaran oo ay ugu horreyso dib u xoreynta dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisulwasaare Xamse ayaa sheegay in ay wax badan ka qabatay dowladda Federaalku arrimaha abaaraha, isagoo tilmaamay in laga hortagay macaluul ka dhacda dalka markii ay dedaal badan ka muujisay dowladdu taakuleynta dadka ay saamaynta ku yeelatay abaarta.<\/p>\n<p>Mudane, Xamse Cabdi Barre, Ra\u2019iisulwasaaraha XFS ayaa sidoo kale ka hadlay xoreynta nabad-diidka ah, iyadoo dagaal xooggan la gashay dowladda oo kaashanayso shacabkeeda kooxda Khawaarijta Al-shabaab haatanna laga gaaray guulo la taaban karo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-473551 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW5.png\" alt=\"\" width=\"725\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW5.png 725w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW5-300x162.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW5-696x375.png 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 725px) 100vw, 725px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-473552 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW3.png\" alt=\"\" width=\"728\" height=\"385\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW3.png 728w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW3-300x159.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW3-696x368.png 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 728px) 100vw, 728px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-473553 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW4-1.png\" alt=\"\" width=\"693\" height=\"460\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW4-1.png 589w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW4-1-300x199.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 693px) 100vw, 693px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-473555 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW1.png\" alt=\"\" width=\"728\" height=\"369\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW1.png 728w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW1-300x152.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/RW1-696x353.png 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 728px) 100vw, 728px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa sheegay inuu rajeynayo in ay dib ugu soo laabtaan waddankooda oo nabad ah, si ay uga qayb qaataan dib u dhiska dalka. Mudane Xamse ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa, wuxuuna uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":473554,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473548","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473548"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473557,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473548\/revisions\/473557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}