{"id":473306,"date":"2023-01-09T11:30:57","date_gmt":"2023-01-09T11:30:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473306"},"modified":"2023-01-09T11:37:09","modified_gmt":"2023-01-09T11:37:09","slug":"shirka-wasiiradda-maaliyadda-dfs-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-wasiiradda-maaliyadda-dfs-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-muqdisho-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa diirada lagu saaraya arrimaha horumarinta dhaqaalaha, hannaanka Maaliyadda Dalka, sharuudaha deyn cafinta iyo mideynta canshuurta Dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo si rasmi ah shirka u furay, ayaa sheegay in uu muhiim yahay shirkaan ay isagu yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Federaalka iyo heer Dowlad Goboleed.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in inta shirkaan uu socdo ay doodooda diirada ku saari doonaan arrimaha mudnaanta u leh Horumarinta Dhaqaalaha Dalka, mideyn hannaanka canshuuraha, dhamaystirka sharuudaha barnaamijka Deyn Cafinta.<\/p>\n<p>Shirkaan Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale looga hadli doonaa mashaariicda horumarineed ee Bangiga adduunka uu ka taageero guud ahaan Soomaaliya iyo Deeqaha Maaliyadeed.<\/p>\n<p>Waxa sidoo kale shirkaan ka qeybgalaya Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha dalka iyo masuuliyiin ka tirsan Hey\u2019addaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-473311 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MAALIYADDDDDDDWWWWWW.png\" alt=\"\" width=\"1012\" height=\"704\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MAALIYADDDDDDDWWWWWW.png 1012w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MAALIYADDDDDDDWWWWWW-300x209.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MAALIYADDDDDDDWWWWWW-768x534.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MAALIYADDDDDDDWWWWWW-696x484.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MAALIYADDDDDDDWWWWWW-604x420.png 604w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MAALIYADDDDDDDWWWWWW-100x70.png 100w\" sizes=\"auto, (max-width: 1012px) 100vw, 1012px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-473307 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMMMMM.png\" alt=\"\" width=\"1013\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMMMMM.png 1013w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMMMMM-300x202.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMMMMM-768x517.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMMMMM-696x469.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMMMMM-624x420.png 624w\" sizes=\"auto, (max-width: 1013px) 100vw, 1013px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-473308 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMASSSSSSSSSSSSS.png\" alt=\"\" width=\"1015\" height=\"654\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMASSSSSSSSSSSSS.png 1015w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMASSSSSSSSSSSSS-300x193.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMASSSSSSSSSSSSS-768x495.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMASSSSSSSSSSSSS-696x448.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/MMASSSSSSSSSSSSS-652x420.png 652w\" sizes=\"auto, (max-width: 1015px) 100vw, 1015px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa diirada lagu saaraya arrimaha horumarinta dhaqaalaha, hannaanka Maaliyadda Dalka, sharuudaha deyn cafinta iyo mideynta canshuurta Dalka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo si rasmi ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":473311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473306","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473306"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473312,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473306\/revisions\/473312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}