{"id":473250,"date":"2023-01-09T06:54:27","date_gmt":"2023-01-09T06:54:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473250"},"modified":"2023-01-09T06:54:27","modified_gmt":"2023-01-09T06:54:27","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-xfs-oo-booqday-xarunta-ergada-joogtada-dfs-ee-oic","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-xfs-oo-booqday-xarunta-ergada-joogtada-dfs-ee-oic\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo booqday xarunta Ergada Joogtada DFS ee OIC"},"content":{"rendered":"<p>Jidda(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo howla shaqo u joogay dalka Sacuudi Carabiya ayaa halkaas ku booqday\u00a0 Ergada Joogtada Dowlada Federaalka Soomaaliya u fadhida Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Magaalada Jidda,<\/p>\n<p>Wasiir Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) waxaa xarunta kusoo dhaweeyay Ergayga Joogtada DFS u fadhiya OIC Dr. Ibraahim Adem Muuse, Diblomaasiyiinta iyo Hawl wadeenadda Ergada OIC.<\/p>\n<p>Ergayga Joogtada ayaa si faahfaahsan Wasiirka uga warbixiyay xogta iyo shaqada Ergada OIC ay qabato,\u00a0 isagoo usoo bandhigay Hanaanka howlaha xafiiska Ergada iyo wada shaqeynta dhow ee la leedahay Ergooyinka dhigooda ah iyo Xaruunta dhexe ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta wanaagsan iyo sidda hagar la\u2019aanta ah ee Diblomaasiyiinta Ergada OIC ugu Adeegayaan Dalka Kuna bogaadiyay in ay sii laba jibaaraan shaqada Qaranka Soomaaliyeed ay u hayaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-473251\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-09-at-9.47.35-AM-300x144.jpeg\" alt=\"\" width=\"710\" height=\"162\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-473252\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-09-at-9.47.35-AM-1-300x144.jpeg\" alt=\"\" width=\"743\" height=\"153\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-473253\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/WhatsApp-Image-2023-01-09-at-9.47.36-AM-300x144.jpeg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"147\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jidda(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo howla shaqo u joogay dalka Sacuudi Carabiya ayaa halkaas ku booqday\u00a0 Ergada Joogtada Dowlada Federaalka Soomaaliya u fadhida Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Magaalada Jidda, Wasiir Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) waxaa xarunta kusoo dhaweeyay Ergayga Joogtada DFS u fadhiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":473252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473250","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473250","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473250"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473254,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473250\/revisions\/473254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}