{"id":473215,"date":"2023-01-08T14:32:24","date_gmt":"2023-01-08T14:32:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473215"},"modified":"2023-01-08T14:32:24","modified_gmt":"2023-01-08T14:32:24","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-kormeeray-hayadda-qaxootiga-iyo-barakacayaasha-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-kormeeray-hayadda-qaxootiga-iyo-barakacayaasha-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kormeeray Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta kormeeray xarunta Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka isagoo warbixin la xiriirta xaaladda barakaca dalka iyo qorsheyaasha Hay\u2019adda u deggan ka dhageystay mas\u2019uuliyiin ay hoggaamineyso guddoomiyahooda Aamina Saciid.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha waxaa uu Hay\u2019adda ku adkeeyey in howlaha hortabintu leh ay noqdaan sidii looga jawaabi lahaa baahida ilaa 2.97 milyan oo barakacyaal Soomaali ah isaga oo intaa raaciyey in Wasaaraddu ahmiyad gaar ah siineyso wax kaqabashada xaaladda Barakacayaasha iyo Qaxootiga.<\/p>\n<p>Shirka kadib, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi oo ay wehliyaan mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019adda ayaa u kuurgalay habka diiwaangelinta Baracayaasha isaga oo booqday goobaha ay ka socoto diiwaangelintoodu.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-473217\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1673187806302-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1673187806302-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1673187806302-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1673187806302-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1673187806302-1.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta kormeeray xarunta Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka isagoo warbixin la xiriirta xaaladda barakaca dalka iyo qorsheyaasha Hay\u2019adda u deggan ka dhageystay mas\u2019uuliyiin ay hoggaamineyso guddoomiyahooda Aamina Saciid. Mudane Axmed Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha waxaa uu Hay\u2019adda ku adkeeyey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":473217,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473215","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473219,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473215\/revisions\/473219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473217"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}