{"id":473198,"date":"2023-01-08T13:08:25","date_gmt":"2023-01-08T13:08:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473198"},"modified":"2023-01-08T13:08:25","modified_gmt":"2023-01-08T13:08:25","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-guddoomiyay-kulanka-guddiga-joogtada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-guddoomiyay-kulanka-guddiga-joogtada\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa looga hadlayey hindise sharciyeedka Hay\u2019ada Sirdoonka iyo Nabsugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha oo loo yaqaan (National ID).<\/p>\n<p>Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka dooday hindise sharciyeedka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha oo loo yaqaan (National ID) oo ay xukuumadu soo gudbisay, waxayna guddiga isla garteen in lageeyo Golaha, sidoo kale guddiga ayaa si qota-dheer uga dooday hirgelinta Xeer-Hoosaadka iyo ilaalinta kooramka xildhibaannada.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-473198 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-guddoomiyay-kulanka-guddiga-joogtada\/fb_img_1673183073385\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1673183073385-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-guddoomiyay-kulanka-guddiga-joogtada\/fb_img_1673183067535\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1673183067535-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-guddoomiyay-kulanka-guddiga-joogtada\/fb_img_1673183076621-3\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1673183076621-2-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa looga hadlayey hindise sharciyeedka Hay\u2019ada Sirdoonka iyo Nabsugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha oo loo yaqaan (National ID). Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":473200,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473198","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473204,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473198\/revisions\/473204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}