{"id":473119,"date":"2023-01-08T07:29:26","date_gmt":"2023-01-08T07:29:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=473119"},"modified":"2023-01-08T07:29:26","modified_gmt":"2023-01-08T07:29:26","slug":"bannaanbaxyo-looga-horjeedo-xukuumadda-cusub-oo-ka-dhacay-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bannaanbaxyo-looga-horjeedo-xukuumadda-cusub-oo-ka-dhacay-israaiil\/","title":{"rendered":"Bannaanbaxyo looga horjeedo xukuumadda cusub oo ka dhacay Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p>Kumanaan Israa\u2019iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka ,iyafoo ka ashtakoonaya qorshaha\u00a0 xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo la tilmaamay I uu \u00a0halis ku yahay dimuqraadiyadda iyo xorriyadda.<\/p>\n<p>Dibad-baxayaasha isugu soo baxay magaalada Tel Aviv ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin hal-ku-dhigyo ay ka mid yihiin &#8220;Dimuqraadiyadda oo khatar ku jirta&#8221; iyo &#8220;Wadajir ka dhan ah faashistaha iyo midab-takoorka&#8221;.<\/p>\n<p>Dibadbaxaasi waxaa hogaaminayay garabka bidix iyo xubno Falastiiniyiin ah oo ka tirsan baarlamaanka Israel, Knesset.<\/p>\n<p>Dadkaasi ayaa dhaleeceeyay Wasiirka Cadaaladda Yariv Levin, kaas oo soo bandhigay wax-ka-bedelka muddada dheer ee dowladda iyo nidaamka garsoorka ee looga golleeyahay in lagu wiiqo Maxkamadda Sare ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumanaan Israa\u2019iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka ,iyafoo ka ashtakoonaya qorshaha\u00a0 xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo la tilmaamay I uu \u00a0halis ku yahay dimuqraadiyadda iyo xorriyadda. Dibad-baxayaasha isugu soo baxay magaalada Tel Aviv ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin hal-ku-dhigyo ay ka mid yihiin &#8220;Dimuqraadiyadda oo khatar ku jirta&#8221; iyo &#8220;Wadajir ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":473121,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-473119","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=473119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473120,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/473119\/revisions\/473120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/473121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=473119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=473119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=473119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}